DegDega iyo Dadkeena Ceelaabe
Posted by admin on May 21st, 2013 01:34 PM | No Comment
DegDega iyo Dadkeena
Ceelaabe
Inta badan dadkeenu waxa ay isku dhaliilaan in aynu nahay dad si sharciga ka baxsan wax u raadiya.Inta qof wax baalmarsan ama iska dhaafey Nidaamkii haddana raba in uu wax Helo ayaa Timaheenaasi ka badan.Ku dhaqanka Sharciga iyo ...
Somaliland Waxay U Baahnatay Anti aircraft fire Iyo Helicopters Waayo Waa Lagama Maarmaan Waana qayb Muhiima By Siddiq Sh Farah Gabaa
Posted by admin on May 16th, 2013 08:31 PM | No Comment
Somaliland Waxay U Baahnatay Anti aircraft fire
Iyo Helicopters Waayo Waa Lagama Maarmaan
Waana qayb Muhiima By Siddiq Sh Farah Gabaar
Marka Hore Waxaan salaamaya Saxfada Sharafta Leh Iyo Shacabka Qaaliga Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu Bacda salaanta Islaamka
Waxa Maanta Igu Dhaliyay Inaan Qalinka ...
Rabshadaha Ardeyda, Dagaalada Dugsiga iyo Macalimiinta Ceelaabe
Posted by admin on May 12th, 2013 02:12 PM | 1 Comment
Rabshadaha Ardeyda, Dagaalada Dugsiga iyo Macalimiinta
Ceelaabe
Dugsiyada Maraykan Ayaad Qaarkood ka maqashaa qof hubeysan oo soo gala Isla markaasina xabado nool ku fura Ardey ama Macalimiin.Ujeededa Qof ardey ahi Falkaasi ugu kici karana waxa loo kala qaada arimo badan oo xitaa ...
Muxaadaro Ku Saabsan Munaafiqiinta – Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidullah Daawo Video
Posted by admin on May 5th, 2013 06:53 PM | No Comment
http://youtu.be/jAeH88n5cjs
Muxaadaro Ku Saabsan Munaafiqiinta - Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidullah Daawo Video
Denmark Waxsansheegnews Desk
Soomaalida iyo Qosolka W/Q-Ceelaabe
Posted by admin on April 23rd, 2013 02:22 PM | No Comment
Soomaalida iyo Qosolka
W/Q-Ceelaabe
Suuratu An-Najm Aayah 43 "Eebe waakan wax ka Qosliya kana oohiya".Halkaasi waxa aynu kala soo baxeynaa in Qosolku wax Jira uu yahay isla markaasina ku beeran yahay kuna Jiro Dareenada aadamiga.Waxaan kala soo bixi karnaa in Qofku uu ...
Kafaaiidayso Tusaalahan (Caravans ) Mr Ceelaabe
Posted by admin on April 22nd, 2013 03:06 PM | 1 Comment
Geedi ama socdaalka lagu maro meel lama degaan ah Yaa kaala dabaalan karo aan aheyn Geel ama Awrta.Waa sida aan ku heyno taariikhdeena.Ka hor intaan Diyaaradaha iyo baabuurto soo bixin ama aan la fuulin aaladahan casriga ah,Waxa la isticmaali jirey ...
Malaga yaaba inuu sikuulka bursade uu albaabada u xidhmo qalalaase awgii
Posted by admin on April 12th, 2013 06:08 PM | No Comment
Ma laga yaaba inuu iskuulka bursade uu noqdo meel albaabada loo laabo qalaalase ka bilaabmay awgii
waxaan qalinka u qaaday ee igu kalifay inaan wax ka qoro iskullka waxay tahay aniga oo ka mida dadka u xogogaala una kgo,aansaday inaan u ...
Xafiisyada Xukunka Shareecada Islaamka Ceelaabe
Posted by admin on April 8th, 2013 02:49 PM | No Comment
Dadka ka cabanaya Cadaalad daro badanaa,Dadka la dulmaayo ama Dulmi ku kacayaa Badanaa,Dadka garsoor iyo Xaq Waayey,Sharciga iyo Xeerarkana loogu Hiilin waayey badanaa,Dhamaanteen Ayaa ka cabanaya Dhibaatada Garsoorka ka taagan.Cadaalad daro iyo Eexasho ama Laaluush iyo Lacag qaadasho Ayaa lagu ...
Qeybid Mise Fahmid Ceelaabe
Posted by admin on April 7th, 2013 09:51 PM | No Comment
Inta badan Dadkeenu kama Hadlaan Arimaha waxbarashada,Waxaanad Moodaa in Xitaa kuwa Waxbarashada ku Takhasusey aaney inooga tagi Karin Khibradihii iyo Waayo aragnimadii waxbarasho oo Qoran.Waxa Maskaxdeena dagay oo inta badan aan ku Haminaa sidii aan Siyaasada wax uga Qori laheyn ...
Wax Kabaro Somalıda kunool Wadankan Turkıga B.TAXANA AH
Posted by admin on April 6th, 2013 03:09 PM | No Comment
bısmılaah wasalatu calaa rasulılaah wabacdu
barnamıjkan oon ugu magacdarnay (WAX KABARO SOMALIDA KUNOOL WADANKAN TURKIGA )
Run ahaantı waxaan odhan karnaa barnamıjkan waa barnaamıj ay ın badan oo somlı ah ay naawılayso madaxooga ku jırto lakın qısadıısu udhımantahy .Waxaan odhan karkaan Wadan ...
Hiwaayad A/Fataax
Posted by admin on April 3rd, 2013 01:28 PM | 1 Comment
Hiwaayad
A/Fataax
Haddii lagu Su,aalo Waa Maxey Hobbies Kaagu Maxaad kaga Jawaabi laheyd.Qof kastaaba wax buu Xiiseeyaa ama Jecel yahay in uu qabto wakhtiyada uu Firaaqada yahay ama ka mid ah Waxyaabaha uu Jecel yahay.in Qofku Wax xiiseeyo ama Jeclaadaa waxa ay ...
Nasashada,Cuntooyinka iyo Hudheelada Hargeisa(1) Ceelaabe
Posted by admin on April 3rd, 2013 12:28 PM | No Comment
Nasashada,Cuntooyinka iyo Hudheelada Hargeisa(1)
Ceelaabe
Inta badan waxa ishaadu qabaneysaa meelo badan oo ah Dhinacyada wadooyinka isla markaasina lagu Karinayo cuntooyin ama laguba iibinaayo.Maqaaxiyaha cuntooyinka sameeya sida Quraacda ama cashada iyo Hudheelo si qasab ah looga furey meelo aan munaasib ku aheyn ...
Tatoo Ceelaabe
Posted by admin on April 2nd, 2013 02:30 PM | No Comment
Tatoo
Ceelaabe
Dubka Sare ee Jidhka aadamiga ayaa ah mid Dhab ahaantii Mucjiso badani ku Sugan tahay.Maqaarka ama Skin Waxa laga dareemaa Kuleylka iyo Qabowga Hadba midka Cimiladu ku sugan tahay.Waa Dahaadh Xubnaha Jidhka u ah Badbaado kana ilaaliya waxyaabaha kaga imanaya ...
Waa maxay Danaha Israel iyo Reer Galbeedku ka leeyihiin dagaalka Syria, Iran, Lebanon iyo Palestine
Posted by admin on March 28th, 2013 12:22 PM | 2 Comments
Waa maxay Danaha Israel iyo Reer Galbeedku ka leeyihiin dagaalka Syria, Iran, Lebanon iyo Palestine
Dib u raaca taariikhdooda (Part 1)
Beryahanba sidii dhaqdhaqaaqa xoriyad doonka shicibka carabtu uga bilaamay bariga dhexe, waxaa ka bilowday siyaasad cusub oo aay isku meelaynayaan wadamadaasi ...
Tufaax-Apple Ceelaabe
Posted by admin on March 26th, 2013 02:48 PM | 14 Comments
Tufaax-Apple
Ceelaabe
Tufaaxu Waa mid ka mid ah Khudaarta la cuno ama Midhaha la beero ee la Goosto iyaga oo Bisil,isla markaasina macaan.Waa Eray Xaga Isticmaalka iyo ku hadalkaba ku wanaagsan,Waana Mid Dhinaca Eegmada ku qurux badan oo leh Muuqaal iyo Qaab ...
Ka Ganacsiga Jaceylka A/Fataax
Posted by admin on March 19th, 2013 05:11 PM | 1 Comment
Inta badan Xikmadaha Xubiga iyo Qoraalada Jaceylka ee la Akhristo waxaad is odhaneysaa waxa sameeyey dad uu Jaceylku ku soo Dhacey ama La Jeclaadey.Xeeldheerida Aragtida Jaceyl,Erayada iyo Fikradaha Jaceylka lagu Qoraayo ama laga Sheegayaa waa kuwo ka soo Maaxda Maskaxda ...
Nurse Mise Naxariis W/Q-Ceelaabe
Posted by admin on March 17th, 2013 11:56 AM | No Comment
Nurse Mise Naxariis
W/Q-Ceelaabe
Beri dhaweyd wixii ka horeeyey 2000 sida lagu helo kalkaaliso caafimaad Ayaa iska adkeyd.Tiro kooban iyo Dad gaar ah Ayaa ka hawl geli Jiray cusbitaalada iyo Farmasiiyada qaarkood.Inta badan Rag iyo Odayaal calool adeyg ku shaqeyn Jirey ayaa ...
Difaaca Cali Samatar: Ma Awel Bay Dareenkayga Akhriyi Kari Jireen?! – Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan.
Posted by admin on March 12th, 2013 07:31 PM | 35 Comments
“Anoo daaya mooyee
Godobtayda daahiyo
Dadab yaa ku xidhi kara”!
Warqadda dawladda Soomaaliya ku difaacayso Cali Samatar ee ay dhowaan u dirtay Arrimaha Dibedda ee Maraykanku, waa astaan kale oo xoojinaysa sii-yaallo hore oo badnaa !
Madaxda Soomaalidu guud ahaan si wanaagsan uma akhriyi ...
Mini Year A/Fataax
Posted by admin on March 12th, 2013 01:13 PM | 29 Comments
Meelkasta oo aad Marto wadooyinka Caasimada waxa socda ama Dhinac Yaala baabuur yar yar oo si weyn sannadkan iyo Midkii tagey loo Keenay Somaliland.Baabuurtan oo ah kuwa ka yar,yar marka loo eego Gaadiidkii hore wadanka u iman Jirey ama looga ...
Seminaar A/Fataax
Posted by admin on March 11th, 2013 06:13 PM | 22 Comments
immisa Jeer Ayaad ka qeyb gashey Kulanada Seminaarka loogu Yeedho,Erayada Seminar,Training iyo Workshops Saameyn iyo Kaalin intee leeg Ayey ku leeyihiin Dhaqdhaqaaqyada Maalintii ka socda Hudheelo badan.Maxeyse ku kala duwan yihiin Dhinac Macnaha marka laga Hadlaayo Seminar,Training iyo Workshops.Yaase xaq u leh in ...
Nadaafada Guud! A/Fataax
Posted by admin on March 10th, 2013 02:15 PM | 23 Comments
Inkasta oo marar badan aad looga hadlo muhimada ay nolosha iyo caafimaadkaba u leedahay nadaafada iyo Daryeelka fayo dhowrka Deegaanka ama bay,ada aynu ku Noolnahay,Inkasta oo Tiro badan oo ururada aan dawliga aheyni isku xil saareen hirgelinta iyo Wacyigelinta bulsho ...
Sekedaha Reer Saalax A/Fataax
Posted by admin on March 4th, 2013 10:54 PM | 47 Comments
Dadkii hore iyo kuwa Wakhtiganiba waxa ay Yihiin kuwo si isku Mid ah Aduunyada u camiri Jirey.Qurxinta iyo Dhismaha Daaro kala duwan Marna Aduunka laga waayi Maayo inta dadku ay dul Joogaan.Horumarinta Guryaha iyo Dhismaha oo Hadba wakhtigii la Joogey ...
Sonyo Waa Dulmiday Xaqii Dhalinyarada Somaliland ! Haba Maxaa La Gudboon Dhalinyarada Reer Somaliland ee Xaqoodii La Banaanka Lagu Cunaayo ? Jawaabtu Waxay U Taalaa Dhalinyarada Somaliland: By: Amiin Yare Hussien
Posted by admin on March 4th, 2013 12:02 AM | 1 Comment
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan Warbaahinta Madaxa banana oo shacabkooda siiyey kalsooni iyo inay soo gudbiyaan fikirkooda xortaa waanan uga mahad celinaynaa dedaalka wanagsan ee ay ku jiraan
Hadii aanu nahay dhalinyarada Somaliland ee ku nool wadanka iyo dibadiisaba maaha ...
Waa La Sumeeyey Ceelaabe
Posted by admin on March 3rd, 2013 10:23 AM | 10 Comments
Waa La Sumeeyey
Ceelaabe
Aduunka oo dhan waxa laga Maqlaa dad lagula kacey falal isku day dil ama lagu Khaarajiyo Qorsheyaal aan Sharci aheyn.Qofkastaa Sidii iyo Habkii ilaahey ugu Talo galay Ayuu u dhiman doonaa,Wuxuuna Dunida ka tegi doonaa Marka ay Saacadiisu ...
Dallada Sonyo marnaba ma matasho Masiirka Dhalinyarada Somaliland , Kooxda yar ee ku heshiisay malafsiga hantida dhalinyarada waxaan leenahay xisaabkaa idinka danbaysa by: Geelle Abdi Geelle
Posted by admin on March 3rd, 2013 09:58 AM | No Comment
Dallada Sonyo marnaba ma matasho Masiirka Dhalinyarada Somaliland , Kooxda yar ee ku heshiisay malafsiga hantida dhalinyarada waxaan leenahay xisaabkaa idinka danbaysa by: Geelle Abdi Geelle
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan Warbaahinta Somaliland anigoo uga mahad celinaya sida wanaagsan ee ay ...


























