Maths = X iyo Y Ceelaabe
Posted by admin on May 4th, 2013 10:38 AM | No Comment
Maths = X iyo Y
Ceelaabe
Tan iyo Markii aan Waxbarashada Dugsiga bilaabey,Marna Maadada Xisaabtu Kamey maqneyn Waxbarashadii xidhiidhka aheyd ee aan ku soo Jirey.Xisaabtu waxa ay ku Jirtey Maadooyinka Quluubta Ardeyda saameynta weyn ku Yeeshay,Waxa ay ku Jirtey maadooyinka laga baqo,lagu ...
Reer iyo Reer Ceelaabe
Posted by admin on April 15th, 2013 02:14 PM | No Comment
Afarta qodob ee Haweenka loo Guursado laguna xusho oo kala ah Quruxda,Maalka,Qabiilka iyo Diinteeda,Qofba mid baa la weyn ama uu ka Fakiraa,Haddii aad lacagta ama Quruxda inta badan u Aqoonsan tahay meelaha isha lagu Hayo,Waxa kale oo Jira dad aad ...
Best-Seller Book Ceelaabe
Posted by admin on April 14th, 2013 02:34 AM | No Comment
Maxaa Buugaagta Qaarkood Aduunyada loogu Yeedhaa "Best Seller books".Maxaase kuwo kale marka ay soo baxaan loo mamnuucaa ama loo Xidhaa dadkii Qorey.Buugaag badan Ayaa ku guuleystey Darajada ah The best Seller book List,Halka kuwo kalena lagu Darey "Banned books".Ma lacag badan Ayaad ...
Barashada iyo Sameynta Web Designing/Web Developer Ceelaab
Posted by admin on April 11th, 2013 02:36 PM | 1 Comment
Barashada iyo Sameynta Web Designing/Web Developer
Ceelaabe
Aduunyada waxa ku soo badanaya isticmaalka Shebekadaha Ganacsi ee wax lagu kala iibsado,E-commerce,Waxa aan la Qiyaasi karin Tirada bar kulanka shebekadaha wax laga Akhristo,Wararka lagu soo Qoro ama Madadaalada laga helo.Aduunyada sameynta iyo barashada Websites ...
Geedkii Waxbarashada!W/Q-A/Fataax Ceelaabe
Posted by admin on February 1st, 2013 09:56 PM | No Comment
Geedkii Waxbarashada!
W/Q-A/Fataax
Dad badan Taariikhda Waxa ay Waxbarashoodada ka Bilabeen Malcaamad Quraan Geed Hoostii lagu baran Jirey iyo Loox loogu Dhigi Jirey Quraanka.Malcaamadihii kuwa wakhtigan ka horeeyey Ayaa ahaa Meelaha hadhka leh sida Geedaha Hoostooda.Maalintii ugu horeysey ee Waxbarasho Guriga ...
Cabasho laga muujiyey waxyaalaha looga hortago uurka,By Maxamed Cawil Sweden
Posted by admin on January 4th, 2013 10:05 PM | No Comment
Cabasho laga muujiyey waxyaalaha looga hortago uurka
Qiimaha waxyaaaha looga hor-tago uurka iyo cudurrada galmada ku faafa ee dhallin-yarta ayaa ku kala duwan hadba nawaaxiga laga helo ama dhallin-yaradu ku dhaqan yihiin. Waxyaalaha looga hor-tago uurka iyo cudurrada galmada ku faafa ...
Dawooyinka la isku Caateeyo oo cabsi laga Muujiyay.Faalo Aqoon Guud Wariye Mahamed Cawil Sweden
Posted by admin on December 31st, 2012 10:51 AM | No Comment
Dawooyinka la isku caateeyo oo cabsi laga muujiyay.
Hay'adda ka shaqaysa wadanka Sweden ee layidhahdo(Läkemedelsverket) ayaa baaritaan ku sammeysay 43 ka mid ah dawooyinka la isku caateeyo inta ay waday baaritaankeeda.
Mid ka mid ah maadooyinka ku jira dawooyinka la isku ...
HALKAN KA DAAWO WAA BARNAAMIJKII TAXANAHA AHAA EE CABDI GOOD IYO ISIR RAAC AFSOOMAALIGA ,12 12 2012
Posted by admin on December 12th, 2012 10:19 PM | No Comment
http://youtu.be/FxYzu9XuFeI
HALKAN KA DAAWO WAA BARNAAMIJKII TAXANAHA AHAA EE CABDI GOOD IYO ISIR RAAC AFSOOMAALIGA ,12 12 2012
Ninkani wuxuu la afuraa xaaskiisa maalinkasta Waa Dhacdo,
Posted by admin on November 25th, 2012 06:49 PM | No Comment
Ninkani wuxuu la afuraa xaaskiisa maalinkasta,inkastoo cumrigiisu cago-cagaynayo sideetan sano,markii uu sawirqaaduhu waydiiyay sababta xaaskiisu u degentahay guryaha dadka gaboobay ?wuxuu ugu jawaabay "Halkan waxay ku sugantahay mudo,sababtoo ah waxay qabtaa cudurka Ilowshiiyaha"alzheimer",sababtaa awgeedna cidna magaranayso."Sawirqaadihiibaa waydiiyay Hadana:Xaaskaagu ma werwertaa ...
HALKAN KA DAAWO CABDI GOOD OO AHAA CIYAARTOYGA G/TOGDHEER IMANKANA XAGA MURTIDA U BAYDHAY IYO BARNAAMIJKIISII TAXANAHA AHAA EE ISIR RAACA AFSOOMAALIGA 21 11 2012
Posted by admin on November 21st, 2012 07:17 PM | No Comment
http://youtu.be/54dsH45UcP8
HALKAN KA DAAWO CABDI GOOD OO AHAA CIYAARTOYGA G/TOGDHEER IMANKANA XAGA MURTIDA U BAYDHAY IYO BARNAAMIJKIISII TAXANAHA AHAA EE ISIR RAACA AFSOOMAALIGA 21 11 2012
Qiso La Yaab Leh Sirta Ku Jirta Salaada Ka Faaiidayso Kana Sheekee
Posted by admin on November 13th, 2012 10:48 PM | No CommentWacyi Galinta Shacabka Somaliyeed Iyo Todobaadka Q4aad Marka Hore Waxaan Idin Leeyahay Ilaahay Xaqa Hayna Garansiiyo Aamiinta Badiya
Posted by admin on November 9th, 2012 09:36 PM | No Comment
Waa Markale Iyo Barnaamijkeenii Taxanaha Ahaa ee Wacyi Galinta Shacabka Somaliyeed
Hadaba Todobaadkan waxaynu Kasii Amba Qaadaynaa Guubabadii Iyo Talooyinkii Shacbka Waxaynu Maanta Ku Bilaabayna Ama Aan Soo Jeedinya Laba Qodob Oo Aan ku Iftiiminayno Inay Wax Ka Qabto Dawlada Cusub ...
Wacyi Galinta Shacabka Somaliyeed Iyo Todobaadka Q3aad Marka Hore Waxaan Idin Leeyahay Ciid Mubarak Kulu Caama Wanta Bilkhayr
Posted by admin on October 27th, 2012 09:37 PM | No Comment
Wacyi Galinta Shacabka Somaliyeed Iyo Todobaadka Q3aad Marka Hore Waxaan Idin Leeyahay Ciid Mubarak Kulu Caama Wanta Bilkhayr
Wacyigalinta Shacbaka Somaliyeed Iyo Todobaadkan Waxaynu Ku Soo Qadanaynaa Maadaama Umada Somaliyeed Ay Daalan Yihiin Iyagoo Ku Jiray Mudo 21 Sanadooda Dagaal Sokeeye ...
Pro,Cabdalla Maansuur Oo Soo Bandhigay Taariikhda Asalka Somalidu Halkay Ka Soo Jeedo Bal Nala Arag Sideebaad U Aragtaa? Halkan Ka Daawo Video,,
Posted by admin on October 27th, 2012 09:47 AM | No Comment
http://youtu.be/NU2smxaYdCI
Pro,Cabdalla Maansuur Oo Soo Bandhigay Taariikhda Asalka Somalidu Halkay Ka Soo Jeedo Halkan Ka Daawo Video,,
Hajj 2012 Eid ul Adha Khutbah Medinah
Posted by admin on October 26th, 2012 03:31 PM | No CommentHALKAN KA DAAWO BARNAAMIJ GAARA OO AY KU KULMEEN CULIMO WAWAYN UMUURAHA SOO KORDHAY EE RASUULKA LAGU AF LAGAADEYNAYO
Posted by admin on October 26th, 2012 02:40 PM | No Comment
http://youtu.be/vhBTT3hNQsM
HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJ LAGAGA HADLAAYO AFLAGAADAD RASUULKA (SCW) IYO SADEX SHEIKH OO WAAWAYN, CIWAANKA BARNAAMIJKA UMUURAHA SOO KORDHAAYA IYO AF LAGAADADA,
Halkan Ka Daawo Gabadh Somaliyeed Oo Hindistay Daawooyin Cusub Oo Herbal,
Posted by admin on October 25th, 2012 10:11 AM | No Comment
http://youtu.be/TfTqSfIlpQE
Halkan Ka Daawo Gabadh Somaliyeed Oo Hindistay Daawooyin Cusub Oo Herbal,
Halkan Ka Daawo Horumarka Gobalka Togdheer Xaga Dhismaha Iyo Waxbarashada,
Posted by admin on October 21st, 2012 06:19 PM | No Comment
http://youtu.be/L1PmOMAli8c
Halkan Ka Daawo Horumarka Gobalka Togdheer Xaga Dhismaha Iyo Waxbarashada Oo Si Xawliya U Socday Ilaa Iyo 2003 Iyadoo ay Ay Ahayd Maadaama Ay Tahay caasimadii Labaad Inay Intan Ka Sii Fiicanaato Hadan Rajo Ayaa Jirta,
Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamij Murugo Leh Oo Ay cabanaayan Dumar badan Oo Lagu waraystay Universal tv
Posted by admin on October 20th, 2012 07:48 PM | No Comment
http://youtu.be/w6so20RfR_4
Halkan Ka Daawo Barnaamij Murugo Leh Oo Ay cabanaayan Dumar badan Oo Lagu waraystay Universal tv
Halkan Ka Daawo Barnaamij Murugo Leh Oo Ay cabanaayan Dumar badan Oo Lagu waraystay Universal tv
Halkan Ka Daawo Barnaamij Murugo Leh Oo Ay cabanaayan Dumar ...
Wacyi Galinta Shacabka Somaliyeed Iyo Todobaadka Q2aad
Posted by admin on October 19th, 2012 10:25 PM | No Comment
Jimce.19.Oct.2012. Denmark (Waxsansheegnews) Waa Barnaamijkii La Magac Baxay Wacyi Galinta Shacabka Somaliyeed, Iyo Qaybtii Labaad, Kadib Markii Ay Bulsha Waynta Somaliyeeed Ka Soo Gudubtay 21 labaatan Sanadood oo Dhib Iyo Dagaal Dulmi Iyo Dibin daabyo Ay Ku Dhex Jireen, Bulshadan ...
Halkan Ka daawo Magalada Berbara Oo Ku Raaxaysatay Idaacada Cusub Ee Radio Hargeysa Iyo Farxada Shacabka Reer Berbara
Posted by admin on October 18th, 2012 06:12 PM | No Comment
http://youtu.be/rAP4eJeDb5Q
Halkan Ka daawo Magalada Berbara Oo Ku Raaxaysatay Idaacada Cusub Ee radio Hargeyasa Aadna U Amaanay Xukumada Iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo Guulaha Iyo Horumarka Is daba Jooga Ee dalku Gaadhay,
Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Iyo Xasuus Gaara
Posted by admin on October 17th, 2012 11:14 PM | No Comment
http://youtu.be/V1XEfHJndsY
Ka Daawo Shabkada Caalamiga Ah Ee (Waxsansheegnews) Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Iyo Xasuus Gaara
DOORKA HAWEENKA Dhibaatada Tahriibka Dhalinyarada 14 10 2012 BY AMAL KAYSE
Posted by admin on October 15th, 2012 09:06 PM | 61 Comments
http://youtu.be/mLrboe784aI
DOORKA HAWEENKA Dhibaatada Tahriibka Dhalinyarada 14 10 2012 BY AMAL KAYSE
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Lagu Ansaxiyay Xeerka Sirdoonka Qaranka Jamuuriyada Somaliland,
Posted by admin on October 15th, 2012 09:01 AM | No Comment
Isniin,15.Oct.2012. Hargeysa (Waxsansheegnews) Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyay xeerka Sirdoonka Qaranka, kaasi oo Xildhibaanadu maalmihii u dambeeyay ka doodayeen.
Fadhigii Maanta oo Uu Shir-Guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax oo ay ...
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo shaaciyey in hal Dollar laga qaadayo Qurbejooga
Posted by admin on October 14th, 2012 09:34 PM | No Comment
http://youtu.be/R62r7k6Tm-o
Halkan Ka Daawo Video Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo shaaciyey in hal Dollar laga qaadayo Qurbejooga


























