Hambalyo Aroos Farxadleh—-Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waa——-Cabdilahi Yusuf Ismail Iyo Marwadiisa Asma Aadan Cabdi oo Arooskoodu ka Dhacay Burco waxa Hambalyada Dirayaa dadka Hoos Ku Qoran
Posted by Ali Ismail on August 31st, 2018 07:58 PM | No Comment
Hambalyo Aroos Farxadleh----Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waa-------Cabdilahi Yusuf Ismail Iyo Marwadiisa Asma Aadan Cabdi oo Arooskoodu ka Dhacay Burco waxa Hambalyada Dirayaa dadka Hoos Ku Qoran
Mohamed Jama Dhiif
Saleban jama kaboweyne
Abwaan Mohamed Sugaal Geele
Abwaan Cabdilahi Saleban Bide
Cabdirisaq maxamuud siciid
Bile ...
Hambalyo Meher Iyo Aqalgal Fadxadleh Waa Maxamed Jahaad Khadar Abokor Dabagaale Iyo Marwadiisa Fatxi Mahamed Jamac Oo Meherkoodu Ka Dhacay London U,K—-dadka Diraaya Hoosa Ka Eeg-Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa
Posted by Ali Ismail on August 27th, 2018 06:59 PM | No Comment
Hambalyo Meher Iyo Aqalgal Fadxadleh Waa Maxamed Jahaad Khadar Abokor Dabagaale Iyo Marwadiisa Fatxi Mahamed Jamac Oo Meherkoodu Ka Dhacay London U,K----dadka Diraaya Hoosa Ka Eeg-Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa
Waxaanu Leenahay Ilaahay haydinka Dhigo Wiil Iyo Caano gabadh Iyo ...
Hambalyo Dhalasho Faraxadleh Mustafe Mohamed Xaji Aden(Mustafe Kali Iyo Marwadiisa Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada London Wiilkan Oo Loo Bixiyay Ilyaas Maansha Allah
Posted by Ali Ismail on August 11th, 2018 10:26 AM | No Comment
Hambalyo Dhalasho Faraxadleh Mustafe Mohamed Xaji Aden(Mustafe Kali Iyo Marwadiisa Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada London Wiilkan Oo Loo Bixiyay Ilyaas Maansha Allah
Waxa Hambalayadan Diraaya Jaaliyada Somaliland Ee Degan London Waxaanu Leenahay Ilaahay Ilyaas Yare Haka Dhigo Wiilkii Diintiisa Dalkiisa ...
BURCO:–Xildhibaanada Golaha Deegaanka BURCO Oo Hambalyo U Diraaya Gudoomiyaha Cusub Ee Qandaraasayada Nuux Maxamed Xuseen Anaguna Hamabalayo Ayaanu Leenahay Gudoomiye
Posted by Ali Ismail on April 22nd, 2018 02:24 PM | No Comment
BURCO:--Xildhibaanada Golaha Deegaanka BURCO Oo Hambalyo U Diraaya Gudoomiyaha Cusub Ee Qandaraasayada Nuux Maxamed Xuseen Anaguna Hamabalayo Ayaanu Leenahay Gudoomiye
https://youtu.be/DjnVZnMWQKM
,
Hambalyo Meher Farxadleh Oo Ka Dhacay magaalada Aarhus ee Denmark Maanta 08-08-2017 waa Iimaan Cabdirixiin Cali Warsame Iyo Miski Sahal Cabdi gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Posted by admina on August 8th, 2017 08:07 PM | No Comment
Hambalyo Meher Farxadleh Oo Ka Dhacay magaalada Aarhus ee Denmark Maanta 08-08-2017 waa Iimaan Cabdirixiin Cali Warsame Iyo Miski Sahal Cabdi gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Dhamaanba Jaaliyada Afka Soomaliga Ku hadasha ee Dalka Denmark Oo Hamabalyo Iyo Duco U ...
Hambalaya Meher Wacan Waa Kayse Caydiid Mahamoud Iyo Ayaan Cali Cabdi Seed Oo Meher Koodu Kadhacay Magalada Burco Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Posted by admina on March 8th, 2017 03:44 PM | No Comment
Hambalaya Meher Wacan Waa Kayse Caydiid Mahamoud Iyo Ayaan Cali Cabdi Seed Oo Meher Koodu Kadhacay Magalada Burco Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
ALI ABOKOR YUUSUF
ABW,SIDIIQ SH FAARAH GABAAR IYO XAASKIISA
ALI ABOKOR YUUSUF
ABDI ABSHIR KABADHE
SICIID SALEEBAN FIIGO
ABDILAAHI AADAN AW ALI ...
Hambalayo Dhalasho Farxadleh Waa Mahamoud Jama Nuur,Khabaase–Iyo Marwadiisa Farxiya Muuse Ibraahim oo Wiil Ugu Dhashay Magalada BURCO Maansha Wiilkan Yar Oo Lo Bixiyay Ibrahim Mahamoud Jamac Ilaahay Haku Dhawro
Posted by admina on December 8th, 2016 07:15 PM | No Comment
Hambalayo Dhalasho Farxadleh Waa Mahamoud Jama Nuur,Khabaase--Iyo Marwadiisa Farxiya Muuse Ibraahim oo Wiil Ugu Dhashay Magalada BURCO Maansha Wiilkan Yar Oo Lo Bixiyay Ibrahim Mahamoud Jamac Ilaahay Haku Dhawro Ayaanu Leenahay Ibraahim Baby Ilaahay Hakaa Dhigo Mid Diintiisa Dadkiisa Dalkiisa ...
Hanbalyo Hanbalyo Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews Oo Dhan Hadaanu Nahay Waxaanu Hanbalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Gudoomiyaha Warbaahinta Burcoonline Jama Cabdillaahi Biime Oo Wiil Ugu Dhashay Royal London Hospital
Posted by admina on October 17th, 2016 02:15 PM | No Comment
Hanbalyo Hanbalyo Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews Oo Dhan Hadaanu Nahay Waxaanu Hanbalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Gudoomiyaha Warbaahinta Burcoonline Jama Cabdillaahi Biime Oo Wiil Ugu Dhashay Royal London Hospital Waxaan Leeyahay Babyga Cusub Adeer Soo Bar Baar Noqo Kii ,Diintiisa Iyo ...
HAMBALYO HAMBALYO MEHERKII QARNIGA . MUDANE CABDILAAHI MAXAMED JAAMAC IYO MARWO NIMCO AXMED MAXAMED
Posted by Waxaa Qoray > Wariye Idiris Mahamed Dabshid on October 15th, 2016 05:29 AM | No Comment
Guud ahaanba Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Mudane Cabdilaahi Maxamed Jaamac Iyo Marwo Nimco Axmed Maxamed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Burco 14/Oct/2016.
Aaabo Maxamed Jaamac
Hooyo Xaliimo Faarax Saleebaan
Cabdinaasir Maxamed Jaamac
C/raxmaan Maxamed Jaamac
C/kariin Maxamed Jaamac
C/qaadir Maxamed ...
WAXSANSHEEG NEWS KA DAAWO MEHER AAN NOOCIISU WALI HARGEYSA KA DHICIN OO AH MEHER DHAQAN Wariye Cabdimaalig Coldoon
Posted by Waxaa Qoray > Wariye Idiris Mahamed Dabshid on September 24th, 2016 07:22 AM | No Comment
WAXSANSHEEG NEWS KA DAAWO MEHER AAN NOOCIISU WALI HARGEYSA KA DHICIN OO AH MEHER DHAQAN Wariye Cabdimaalig Coldoon
https://www.youtube.com/watch?v=SRRx63Hwx88
Waxsansheegnews Ka Daawo:Sidii Looga Ciiday Magalada Copenhegan Xarunta Dalka Denmark Iyo Suxufi Mahamed Sharaf
Posted by admina on September 15th, 2016 02:27 PM | No Comment
Waxsansheegnews Ka Daawo:Sidii Looga Ciiday Magalada Copenhegan Xarunta Dalka Denmark Iyo Suxufi Mahamed Sharaf
https://youtu.be/EPJNQ5uMVdQ
Waxsansheegnews
كل العام وانتم بخير “Waxsansheeg News Oo “Akhristayaasheeda Iyo Ummada Muslimiinta Ah Ugu Hambalyaynaysa Munaasibada Farxada “Ciidul Odxa”Hambalyo Hambalyo Hambalyo “
Posted by Waxaa Qoray > Wariye Idiris Mahamed Dabshid on September 11th, 2016 06:46 PM | No Comment
Assalamualaikum Warahmatullahi Wbarakatuh " السلام عليكم ورحمة الله وبركاته" Kulanti Wacan Oo Wanaagsan Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ciid Mubaarik” Dhamaan Hawl Wadeenada Iyo Tafatiraha Guud Ee Shabakada Waxsansheeg News Waxay Hambalyo Ku Aadan Farxada Ciidul Odxa U Dirayaan Ummadda Shacabka Afka ...
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mustafe Cabdi Aden Iyo Marwo Hoodo Cabdi Sheikh Faarax Gabaar//Oo Dhawaan Meherekoodu Kadhacay Magalada BURCO Gacal Iyo Sekeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Waxa Diraaya Reer Sh Faarax Gabaar Oo Dhan Iyo Inat Dhaleen
Posted by admina on August 30th, 2016 05:09 PM | No Comment
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mustafe Cabdi Aden Iyo Marwo Hoodo Cabdi Sheikh Faarax Gabaar//Oo Dhawaan Meherekoodu Kadhacay Magalada BURCO Gacal Iyo Sekeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Waxa Diraaya Reer Sh Faarax Gabaar Oo Dhan Iyo Inat Dhaleen
Waxaany Leenahay Lamaanaha Is Doortay ...
Hambalyo Dhalasho Farxadleh Axmed Aden Gasiira Iyo Layla Saleebaan Cawil Oo Wiigan Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Loo Bixiyay iimaan Axmed Aden Gasiira
Posted by admina on August 18th, 2016 11:20 AM | No Comment
Hambalyo Dhalasho Farxadleh Axmed Aden Gasiira Iyo Layla Saleebaan Cawil Oo Wiigan Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Lo Bixixayay Iimaan Axmed Aden Ilahay Haka Dhigo Mid Lagu Badhaadho Oo Diinteeda Dadkeeda Anfacada Aamiin amiin Aamiin
Waxaanu Leenahay Iimaan ...
Waxsansheeg News Oo Heshay Sawiro Qurux Badan EX-=Wasiir Xirsi Wiil Uu Dhalay Oo Hargaysa Arooskisu Ka Dhacay Iyo Lama Filaanka Masuuliyiin Iska Soo Xadiriyay Xukumada ‘Mucaaradka Iyo Ganacsatada Iyo IMW
Posted by Waxaa Qoray > Wariye Idiris Mahamed Dabshid on August 3rd, 2016 07:44 AM | No Comment
Waxsansheeg News Oo Heshay Sawiro Qurux Badan EX-=Wasiir Xirsi Wiil Uu Dhalay Oo Hargaysa Arooskisu Ka Dhacay Iyo Lama Filaanka Masuuliyiin Iska Soo Xadiriyay Xukumada 'Mucaaradka Iyo Ganacsatada Iyo IMW
Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Waxsansheeg News Oo Hanbalyo Udiraya Wariye C/xaafid Cawad Ismaciil Oo Ka Mid Noqday Shaqalaha Idaacada BBc,da Qaybteda Laanta Afka Soomaliga Isago Ka Huleelay HCTV
Posted by Waxaa Qoray > Wariye Idiris Mahamed Dabshid on August 3rd, 2016 07:35 AM | No Comment
London-Waxsansheeg News) Wariyahan oo ah Wariye C/xaafid Cawad Ismaciil oo ka mid ahaa Hawl wadeenada HCTV ee Magaalada London ayaa waxa uu shaqo ka helay Idaacadaasi oo si wayn looga dhagaysto Dhulka ay Soomalidu degto Dhamaan Bahda Shabakada Calamigaa Ee ...
Hambalyo Dhalasho farxadleh Waa Mustafe Tahar Sulub Iyo Asiya Cali Siociidoow oo Wiil Ugu Dhashay Magalada Oslo Norway Wiilkan Oo Loo Bixiyay Yoonis Mustafa So Barabaar maansha Allah
Posted by admina on July 24th, 2016 07:38 PM | No Comment
Hambalyo Dhalasho farxadleh Waa Mustafe Tahar Sulub Iyo Asiya Cali Siociidoow oo Wiil Ugu Dhashay Magalada Oslo Norway Wiilkan Oo Loo Bixiyay Yoonis Mustafa So Barabaar maansha Allah
waxaanu Leenahay Yoonis Ilaahay Hakaa Dhigo Wiilkii Diintiisa dadkiisa dalkiisa U Roonaada Aamiin ...
Hambalyo Dhalasho Farxadleh cali Yaxaye Iyo Nimco Ismaciil Oo Dhawaan Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Lo Bixixayay Nagaad Cali Ilahay Haka Dhigo Mid Lagu Badhaadho Oo Khayr Qabta Aamiin
Posted by admina on June 16th, 2016 09:43 AM | No Comment
Hambalyo Dhalasho Farxadleh cali Yaxaye Iyo Nimco Ismaciil Oo Dhawaan Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Lo Bixixayay Nagaad Cali Ilahay Haka Dhigo Mid Lagu Badhaadho Oo Khayr Qabta Aamiin
Waxaanu Leenahay baby Nagaad Ilaahay Haku Ilaaliyo Noqo Mid ...
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mohamed Cabdiraxmaan Cabdillaahi Iyo Marwo Nimco Baashe Muuse oo Meherkoodu Ka,,dhicidoono Damal HOTEl—Waxa Diraaya Najama Mohamed Ige Hambalyadan
Posted by admina on June 1st, 2016 02:27 PM | No Comment
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mohamed Cabdiraxmaan Cabdillaahi Iyo Marwo Nimco Baashe Muuse oo Meherkoodu Ka,dhici doono Damal HOTEl---Waxa Diraaya Janama Mohamed Hambalyadan Gacal Iyo Sokeyaba Guurkiina Lagu farxa
Aniga Oo Ah Najama Mohamed Ige Waxaan Mohmamed Iyo Nimco Ilaahay Uga Baryaya ...
Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews:Oo Hamabalyo Iyo Bogaadin U Diraaya Munaasibada Farxada 18 May Hambalyo Ku Ciida Dhamaanba Shacabka Reer Somaliland Meelkastad Joogtan
Posted by admina on May 18th, 2016 09:11 AM | No Comment
Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews:Oo Hamabalyo Iyo Bogaadin U Diraaya Munaasibada Farxada 18 May Hambalyo Ku Ciida Dhamaanba Shacabka Reer Somaliland Meelkastad Joogtan
Dhanmaanba Hawl-Wadeenda Warbaahinta Shabakadan Caalamiga Ah Ah Ee Waxsansheegnews Waxaanu Idin Leenahay Dhamaanba Reer Somaliland Hambalyo Iyo Farxad Ku Ciida ...
Hamabalyo Meher Farxadleh Waa Maxamed Axmed Ibraahim Iyo Idil Axmed Cawad Gacal Iyo Sokeeyaba guurkiina Lagu Farax–Waxaa Diraaya Hambalayadan Dhamaanba Laamaha DAHABSHIIL Norway
Posted by admina on May 2nd, 2016 10:41 AM | No Comment
Hamabalyo Meher Farxadleh Waa Maxamed Axmed Ibraahim Iyo Idil Axmed Cawad Gacal Iyo Sokeeyaba guurkiina Lagu Farax--Waxaa Diraaya Hambalayadan Dhamaanba Laamaha DAHABSHIIL Norway
Waxaanu Lamaanaha Is Dooray Ee Dhalinyarada Ah Ilaahay Uga Barayaynaa Guri Barwaaqo Iyo Guur Badhaadhe Ilaahaya Haydinka Dhigo ...
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mahamed Axmed Ibraahim Iyo Idil Axmed Cawad Baxooshe Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Oslo Norway 30/04/2016
Posted by admina on May 1st, 2016 10:06 AM | No Comment
Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mahamed Axmed Ibraahim Iyo Idil Axmed Cawad Baxooshe Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Oslo Norway 30/04/2016 Meherkan Oo Ahaa Mid Ay Isugu Yimaadeen Dad Tirabadan Oo Daafaha Dunida Ka kala Yimi
Waxaany Leenahay Lamaanha Is Doortay Gacal ...
Hamabalyo Meher Faraxdaleh waa Mohamed Ahmed Ibraahim Iyo Idil Ahmed cawad Baxooshe Oo Meherkoodu KLa Dhacay Manata 30/04/2016 Magalada oslo Norway–Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Faraxa
Posted by admina on April 30th, 2016 08:42 PM | No Comment
Hamabalyo Meher Faraxdaleh waa Mohamed Ahmed Ibraahim Iyo Idil Ahmed cawad Baxooshe Oo Meherkoodu KLa Dhacay Manata 30/04/2016 Magalada oslo Norway--Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Faraxa
Anagoo Ah Jaaliyada Reer Norway waxaanu Hamabalyo Iyo Bogaadin U Diraynaa Lamaanaha Dhalinyarada Is Doortay ...
Hambalyo Aroos Farxadleh Waa Nuuradiin Jamac Yuusuf Cadib Iyo Marwadiisa Yaasmiin Cali Cumer—-Waxa Diraay Faadumo Cali Abokor Iyo Caruurteeda
Posted by admina on February 22nd, 2016 06:35 PM | No Comment
Hambalyo Aroos Farxadleh Waa Nuuradiin Jamac Yuusuf Cadib Iyo Marwadiisa Yaasmiin Cali Cumer----Waxa Diraay Faadumo Cali Abokor Iyo Caruurteeda
Waxaanu Leenahay Lamaanah Is Doortay Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Ilaahay Haydinka Dhigo Kuwii Isku Waara Wiil Iyo Caano Gabdh Iyo ...
Hamabalyo Meher Farxadleh Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Faraxa Waa Cabdishakur Axmed Ismaciil Iyo Casha Xasan Cali Abokor Oo Meherkoodu Kadhacay Magalada Hargeysa Waxa Diraaya Hooyo Faadumo Cali Abokor Iyo Caruurteeda
Posted by admina on February 12th, 2016 07:34 PM | No Comment
Hamabalyo Meher Farxadleh Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Faraxa Waa Cabdishakur Axmed Ismaciil Iyo Casha Xasan Cali Abokor Oo Meherkoodu Kadhacay Magalada Hargeysa Waxa Diraaya Hooyo Faadumo Cali Abokor Iyo Caruurteeda
Waxaanu Lamaanah Is Guursaday Ilaahay Uga Baryaynaa Wiil Iyo Caanao ...