Hargeysa:-Mid kamida Haweenkii U Tartamaayay G/Wakiilada JSL.Kursigaygu Waxa Uu Ahaa Kii Ugu Cidhiidhiga Badnaa.Waxa I Eryanaayay Kuwii Dad Iigu Xigay Oo Aanu Kala Tirsano 4 Iyo 5.Iyadoo Reer Somaliland Ay Dhamaanba Ka Jeesteen Dumarkii Isa Soo Sharaxay Iyagoo U Arka Inay Ku Qurux Badanyihiin Hawsha Guriga.