Saxaafad Cusub Oo Laga Daah Furay Magaalada Londo Hoos Ka Daawo Sawiro.

Londo:–Waxsansheeg News)-Gudoomiye Cabdi Sanyare Atoor Ayaa Ka Daah Furay Magaalada London Saxaafad Cusub Oo Ka Mid Noqon Doonta Saxaafad Ku Hadasha Afka Soomaliga Carabi And English- Waa BURCOTODAY Iyo Hargeysa Tv Iyo Yiroowe Radio And Tv Oo Kusoo Gubdin Doona Warar Tayo Leh Iyo Barnaamjiyo Aad Ku Faraxdo Hadaba Haw Daymo Lan#,aan La Soco Dhawaan Saxaafadan Oo Uu Furay Gudoomiye Cabdisanyare Atoor Kala Soco Dhawaan Hawada Inshallah.