Tacsi:–Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun:-Ilaahay Haw Naxariisto Maxamed Axmed Siciid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Sheffield Maanta 10-6-2018 Waxaa Diraaya Dhamaanba Reer Shiekh Faarah Gabaar Iyo Caruurtooda

Waxaanu Ilaahay Uga Barayaynaa Marxuum Mahamed Inu Ilaahay U Naxariisto Janadii Fardawsana Ka Waraabiyo Qoys Qarabo Ehel Dhamaanteenba Ilaahay Samir Iyo Iimaan Hayanaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Dhamaan Reer Sheikh Faarax Gabaar Caruurtooda Iyo Intay Dhaleen Ayaa Diraaya Tacsidan

 

By Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar

tacsi-2