Tacsi:–Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun Ilaahay Haw Naxariisto Hooyo Caasha Colaad Cawaale Oo Maanta Geeriyootay 19 May 2018

Waxaanu Ilaahay Uga Barayaynaa Dhamaanba hadaanu Nahay Ila Sheikh Faarah Gabaar Hooyo Caasha Colaad Cawaale Inu Ilaahay Janadii Fardawsa Geeyo Dhamaanteena Samir Iyo Iimaan Ilaahay Inaga wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.waxay Dhimatay Maalin Khayrbadan Bil Ramadaan maalintii Sadexaad Ee Ramadaanka 2018 Ilaahay Godka Haw Nuuro Aamiin Aamiin Aamiin

 

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

Oslo Norway

tacsi1