Bahda Warbaahinta Waxsansheeg News:—-Oo Idinleh RAMADAAN KARIIM Mubaarak Bishan Barakaysan Ilaahay Khayrkeeda Fadligeeda Haynawada Siiyo Aamiin Meelkastoo Aad Joogta Umada Muslimiinta Ah farax Ku Sooma Barwaaqo Iyo Badhaadhe Insha Allah–Is Cafiya oo Isa saamax Si Acmaasha Laynooga Aqbalo,Hadii Kale Oo Cuqdad Calool Xumo Aad U Hayso Walalakaga Muslimka Ah Waxab Laga Aqbalimaayo Ee Ogow

Oo Idinleh RAMADAAN KARIIM Mubaarak Bishan Barakaysan Ilaahay Khayrkeeda Fadligeeda Haynawada Siiyo Aamiin Meelkastoo Aad Joogta Umada Muslimiinta Ah farax Ku Sooma Barwaaqo Iyo Badhaadhe Insha Allah–Is Cafiya

Waa Bisha Qudha Ee Ilaahay Gaarka U Leeyahay waxa Laynooga Wada Baahanyahay Inaynu Is Wada Cafino Isa Saamaxno Ilaahay Dartiis dadka Loo Cafiyo Si Soonka salaada sadaqada Sakada Acmaasha Wanaagsan Laynooga Aqbalo HADII AAD DADKA SAAMIXI WAYDO OGO WAAD KHASAARAT LAGAANA AQBALIMAAYO WAXBA Ilaahay dartiis Isu Saamax

Waa Walaladiin Bahda Waxsansheeg News Oo Idinleh Ku Sooma caafimaad Qab Ciridheer Ciibado Saalax barwaaqo Bash Bash Ku Noolaada Bi,idmilaahi Tacaala.Wabilaahi Tawfiiq

 

Nagala Soo Xidhiidha

Info@waxsansheeg.com

ramadaan-mubaarak