Q1aad–Daawo–Sawirro—Agaasimaha Wasaarada Warfaafnita JSL Oo Xaflad Soo Dhawayna Loogu Sameeyay Magalada Copenhegan Denmark

Copenhegan:(Waxsansheeg News)–Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo wacyigalinta  Somaliland Md Ahmed Abokor Haldoor  Oo Booqsho Gaara Ku Yimi Dalka Denmark Ayaa Maalintii Shalay 25-May 2017 Ay Xaflad Soo Dhawayna Iyo Xogwaraysiya la qaateen Jaaliyada Somaliland Ee  Reer Denmark Xafladan Oo Au Si Muleh Uga Dhex Muuqdeen Gudidada Iyo Bahda  Xisbiga KULMIYE Waxgarad Aqoonyahano Saxaafada Waxsansheeg News Balidhiig News Ayaa Lagu Qabtay Badhtamaha Magaalada Copenhegan.

Kulankan oo Ku Furmay Jawi Quruxbadan Ayaa Waxa Khuadbad Kooban Oo Xigmad Iyo Nuxur Badan Xamabaarsan waxa Goobta ka Jeediyay Agaasimaha warfaafinta Md Ahmed Abokor Haldoor Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Dadku Ku Suganayihiin faah faahina Ka Bixiiyay Abaarhihii Aafada Ahaa ee dalka Ka Dhacay Alxamdulilaah Calaa Kuli Xaal Agaasimaha Ayaa ka warbixiyay Geesta Kale Horumarka dalku Gaadhay Gaar Ahaan G/Saaxil DP WORLD Iyo SALDHIGA Berbera Imaaraadkana Ku Tilmaamay Saaxiib Inagu Soo Kordhay Oo Ina Ogol Agaasimaha Oo Markii Dambe La,waydiiyay Su,aalo Kooban.Hadaba warkan Muuqaala Dhawaan Filo Insha Allah hadii Allaha Awooda Lihi Ogolaado Bi,Idmilaahi Tacaala.

Copenhegan Waxsansheeg News/Office

Info@waxsansheeg.com

DSCI3979DSCI3987DSCI3984DSCI4014DSCI3977DSCI3999 DSCI4025
DSCI4001 DSCI4002 DSCI4003 DSCI4004 DSCI4005 DSCI4006DSCI3972 DSCI3973 DSCI3974DSCI4024
DSCI3996 DSCI3997