RAMADAAN MUBAARAK KULU JAMIICUL MUSLIMIIN.

Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:–Bisha Barakaysan Ee Ramadaanka Farxad Iyo Niyad Wanaagsan Ku Sooma Waxaad Ogaata Inay Tahay Bishii Barwaaqada badhaadhaha Caafimaadka Janada Naarta lagaa Xoraynaayay

Waxsansheeg News:—Waxa Maalmo Yari ka Hadheen Oo Lagu wadaa In la soomo 27 may oo Ku Beegan Sabtida hadii Eebe Ismo Waa Bishii Barakaysanyd Ee Ramadaanka Oo Ah Bil Ilaahay Doortay Asxaabtii Iyo dadkii Ehelu Khayrka Ahaana Ay Ilaahay Ka Baryi Jireen Inu Ilaahay gaadhsiiyo Bisha Barakaysan Ee ramadaan Iyaga oo ogaa khayrka barawaaqada badhaadhaha ku jiray caafimaadka

WAA BISHA QUDHA ILAAHAY KAA ABAAL MARINAAYO ILAAHAYNA GAAR U LEEYAHAY ACMAASHA SOONKA IYO CIBAADADA AAD LA TIMAADO TOOS AYU ILAAHAY KAAGA ABAAL MARINAYA SWT

Hadaba faa,iidooyinka Ku Jira Soonka Iyo Bisha RAMADAANKA Caafimaadkaaga Oo Taam Noqonaaya Baryadaada oo Ilaahay Aqbalaayo Wakhtiga Afurka oo Ilaahay Yimaado samada Koobaad Isgo Leh Adoomadayda Saa,iimiinta Ahayd Yaa Wax Iwaydiisanaaya aan siiya

FULAW GUULI KU DHAWAYDAA MARKAAD SADEX3 MIDH OO TIMIRA CUNTO AFURKA GACMA KOR U TAAG ILAAHAY WAYDIISO WAXAAD JECESHAY JANO—CAAFIMAAD AWLAAD BARWAAQO BADHAADHE KHAYR QABA HANTI IYO MAAL IWM—–WAAD HEALYSA INSHA ALLAH LAAKIIN NIYAD U SOOMA ILAAHAY DARTIIS.

Bisha Ramadaanka Waa Bil wadata Khjay Iyo Caafimaad Barwaaqo Iyo Badhaadhe Gaara Waxa Laga XIDH XIDHAY SHAYAADIINTII OO DHAN

ka faa,iidayso gaadhsii Walaalakaa walaashaada ehelka Asxaabta Muslimiinta Ilaahay fadligeeda Khayrkeeda hayna Waafajiyo aamiin Aamiin aamiin.

WAA WALAALIHIIN WARBAAHINTA WAXSANSHEEG-MEDIA OO IDIN LEH NIYAD IYO FARAXD KU SOOMA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAANKA.

WAXSANSHEEG NEWS/WARQABADKA GUUD

INFO@WAXSANSHEEG.COM

ramadan-mubarak-camel-train