Hadaad Ilaahay Jeclaato Isna Wuu Ku Jelcaanaya Cabsida Alle Badiya Cibaadada Iyo Digriga Ilaahay Istiqfaarta Badso.

Waligaa Iska Ilaali Inaad Xaasid Noqoto Beentana iska ilaali Xaaraantana Iska Ilaali Ilaahay Wu Ku Jeclaanaya Insha Allah.

Tusaalaha Todobaadka Waxsansheegnews:ILAAHAY LA TASHO—–Ruux Ilaahay Wakiishay Muraadkiisa Ma.Waayo Hadaba hadad Dan Leedahay Ilaahay La Tasho Oo Sidaad Ula Tashan
Waxsansheegnews:Barnaamijka Tusaalaha Todobaadkan Waxaynu Ku Eegayna Ruux Ilaahay Wakiishay Muraadkiisa Mawaayo Hadaba Marka Lagu Leeyahay Ilaahay La Tasho Sideed Ula Tashan Karta Ilaahay Tusaale,
Waxa Jirta Inaad Muraad Yeelatao Ama  waxaad Arkaysa Had Iyo Goor Laba Qof Oo Iska Helay Oo Raba Inay Sheeko Ama Afaaro Ay Dhex  Maraan Ku salaysan GUUR Iyo GURI Waxay Yidhaahdaan Aynu Is Barano Mudo Aynu Is Dabeecad Barano Oo Sheekaysano —– Taasi waa qalad Oo Somalidu Waxay Ku Maah Maahdaa Qof Aanad sanad Ku Baran Saacad Kuma Baratid— Hadab Waxa Hubaala Hadii Aad Rabto Inaad Qof Guursato Ama Aad Muraad Leedahay Inaad ILAAHAY LA TASHATO Waxaad Ula Tashanaysaa Sidan Soo Socota Marka Hore Ilaali Cibaadada Iyo Wanaaga Ilaahay Ina Faray Waxaad Xidhata SALAADA La Yidhaa Isiqaalaha  Laba ragcadood Ilaahay Sujuuda Ku Bari Wax Kasta GUUR Ama Muraad Kasta oo Aad Leedahay Ilaahy Idinkii Waad Arakaysa Hadab  Markiiba Qofkaad Rabay Inaad Sando Barato Waa Lagu Jeclaysiinaya Haduu Khayr Ku Yahay Haduu Shar Kuu yahayna Waa Lagu Nacsiinaya Hadaba Walaalyaal Markaad Xidhatan Salada ISTIQAALAHA Waxaad Odhanaysa Ilaahay Muraadkayaga hau Khayr Iiyahayna I Tus Haduu Shar IIyahayna Iga Qabo Waa Muraad Kasta Oo aad Leedahay,
Inigu Hadaan talaabo qaadayo Waxaan Talada Saartaa Ilaahay wanan Ka Faa,iiday Hadan safar galaayo Hadan Muraad Leeyahay Ilaahay Ayaa Labada Rag cadood Ku Bara waana n Ku Guulaysta Hadaba ka faa,iidayso Intaad Nooshahay Ilaahayna Isku Xidh—-WAXA XAQIIQA ———–RUUX ILAAHAY WAKIISHAY MURAADKIISA MAWAAYO- GUUUL.
WABILAAHI TAWFIIQ

Waxsansheeg News

INFO@WAXSANSHEEG.COM

waxsansheeg-re