Digniin Ku Socta Habar Jeclo U.K Waxaanu Idiin Ka Digaynaa Shirka Lagu Kala Jabinaayo habar Jeclo–ee loogu Magac Daray Heshiisiinta Habar Yoonis Habar-Jeclo—Waxa Qabanaaya calooshooda u Shaqaystayaal Xirsi Lacag Soo Siiyay

Sida Aynu Wada Ognahay Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Falaago Noqday Isga oo Ahaan Jiray Ninka Dalka Iyo Xukumada Somaliland Ugu Awood Wayn Ayaa Markii Ay Rag Iskaga Horyimaadeen Siyaasada ee uu Isku Dayay Inu Rido Xukumada Ahmed Siilaanyo Una Suurta Galiwayday Intuu Cadhooday Halkii Uu Is Xukumi Lahaa Ama Siyaasada Baryo ka Fadhiisan Lahaa Ayuu Colaad Iyo Xaasidnimo Iyo Xiqdi Bilaabay uu Ku Balan qaaday INUU KALA FUR FURAAYO HABAR-JECLO XISBIGA WADANI UU GALINAAYO 4.5 MILION AFAR MILYAN IYO BADH

Hadaba rag ayuu Samaystay Garsho Iyo Caqli Gaaban oo Aqoonta Diiniga Ah Iyo ta maadiga ahiba Ku yaratahay oo aan ka Talinaynin Jiritaanka Magac iyo Sharafta Sooyaalka Habar Jeclo

Maalintii Dhawayd Ee Xirsi U.K Yimi waxa  uu Ku xadfanaa Inuu Ka Shaqeeyo Shirka Maanta Lagu Baaqay EE AH DIB U HESHIISIINTA HABAR JECLO HABAR YOONIS—Ismay Dilin Ismanay Haynin habar Jeclo Iyo Habar Yoonis Waxaase looga Dan Leeyahay XISBIGA KULMIYE Iyo Musharax muuse Biixi Cabdi in Lagu Duro waxaadse Ogaatan Inay xaasidnimadu Xoog Badan xaga rabi Kasiinayso dadka La xaasidaayo.

Habar Jeclo Mada iyo Mawqif Iyo Xisbi Ayay Leedahay Habar Yoonisna waa Tol waana Kala mabda Iyo kala Siyaasad Hadaba Rag Raba Inay iibsadaan Magaca Iyo Maamuuska Habar Jeclo Ilaahayna waa Idin Arkaa Habar Jeclona way Idin Aragataa

HASOO BAXAAN BEESHA IYO NINKA CALOOSHIISA U SHAQAYSTE AH EE MABDA IYO XUSBIGA DHIIGA IYO DHEECAANKA LOO SHUBAY KA SOO HORJEEDA

EE YIDHI AMA CUNAY AMA CIIDEEYAY KA FEEJIGNAADA KALA JABKA DADKA KA SHAQAYNAAYA HABAR JECLO WABILAAHI TAWFIIQ.

INTII KA MAQNAYD HABAR-JECLO MUUSE AYAA UGU DHAARATY INATY BEESHIISU HESHAYNA WAY HELAYAAN NINKA DUDAAYAW CUQDADA ISKA DAA XAQAAGA HAKA TAGIN EE UI SAMIR

AQOONYAHANKA  IYO WAXGARADKA HABARJECLO EE QURBAHAJOOGTA

baaq-iyo-cambaarayn