waxaan Layaabay Shirka Lagu Heshiisiinayo Habar Jeclo Iyo Habar Yoonis Miyay Is Hayeen=??? Maraku Kulmiye Siilaanyo U Sharaxnaa Ucidna Faysal Cali waarbe Habar Jeclo Doon Iyo Garaxjisnimo May Jirine Maxaa Soo Kordhay???

Waxa maanta Iyo Dhawaanahaba Jiray Intii Xisbiga wadani soo baxay (Shirka Garaxajiska Waa habar yoonis iyo ciidagale) Sidaynu wada ognahay ila intii somaliland jirtay ee la taratamaayay maynu maqal shir garaxajis leeyahay waxaynu maqalany imanaka intii XISBIGA WADANI soo baxay–Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Tirba Sadex Jeer  Ayuu Tartamay  maynu maqal Wax Garxajis Layidhaahdo oo Shiraaya. way Dhacady waanay Shireen Qaarkood Mana Xuma Tolniimada wanaagsani Laakiin Siyaasad Iyo Munaafaqada Ayaa XUN In awrka lagugu kacsado Marka dan Gaara laleeyahy.

HADANA MAANTA WAXA SOO BAXDAY HABAR-JECLO HABAR-YOONIS–SHIR LAGU HESHIISIINAYO AYAA U.K KA DHACAAYA CEEB CALEEG GOORMAY IS HAYEEN LABAD REER.

Habar Yoonis Iyo Habar Jeclo Shir wanaag Loogu Qabanayaa Majiro Waa Shir Siyaasdeed oo Wadani Cod  Ku rabo oo Laga Xunyahay JEEGAANTA XOOGAYSATAY IYO KULMIYE AYAA LAYS LEEYAHAY KAGA HORTAGA

Waxaana ka Dambeya rag Calooshooda U Shaqaystayaala Oo laalush la siiyay Oo Bilaa damiira dadku waa Tol waase kala Siyaasad Habar Yoonis  Waxay Leedahay XISBIGA WADANI HABAR JECLONA XISBIGA BAHWADAAGTA KULMIYE,

waxaana leeyahay ninka raba inu shir labadan beelood u qabtaw TUUUUG  TUUG DHALAY AYAATAHAY

ee ha karaamo seegin, HABAR DHALIWAYDAY ALEELO KU WAALATAY WAA CIRRO

fariin1