Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:—-Doqoniimada Haysa Madaxda Qaranka Somaliland Qaarkood oo Uu Kaw Kayahay faysal Cali Waraabe—Maxaa ka Galy Soomaliya hadaanay Ku Qanacsanayn Qaranimada Somaliland Ee Jirtay Waligeed Soomaliyana Ka Horaysay Hays Casilaan

Hargeysa:(Waxsansheeg News)–Waxaad had Iyo Goor Arkaysaa Madaxda Qaranka Somaliland Mucaaridka Iyo Muxaafidka Qaarkood oo uu Kaw Kayahay Gudoomiyaha Xisbiga UCID faysal Cali waraabe Oo Ka Hadlaaya Soomaliya Dadkan U Tabinaaya Babiso Iyo Been Iyo Fulaynimo Doqoniimada Iyo Jileeca Ay Muujiyaan Waa Mid Daciifnimo Ku Ah Naftooda,

-“Lakiin SOMALILAND Rag Iyo Rabi Ayaa Ilaaliya Sida Xaqiiqada Ah Somaliland Waa Dalkii Ugu Horeeyay ee Qaata Calanka Iyo Gobanimada Isga oo Kala wareegayb Gumaystihii Ingiriiska waxaanay  U Jiboodeen Minimadii Soomaliya Iyaga Oo ka Kiciyay Gumaystihii Talyaaniga Oo Rararn Jiray Waxaana Loo Furay Indhaha Iyaga oo jaahiliina Oo Indha La,aani Hayso waxaanay Ku Abaal Gudeen QALDAAMIINTA Wixii Ka Dambeeyaynaa waa la ogaa Kaligii Taliye Siyaad Barre Wuxuu sameeyay Waxaan dawladiisii U DUMIYAY RAGII DUURKA GALAY EE SNM Soona Celiyay  Qaranimada Sharaftii Somaliland Ee luntay 1960 Lixdankii Hadaba Somaliland Oo Ay Maanta Isga dambeeyeen Afar  Madaxwayne oo ku yimi doorasho xaqa oo xalaal kan sheegan caalamka iyo wadamada afrika oo ay ka hana qaaday kala danbayn kalgacayl walaaltinimo horumar wadamada duniduna ku maah maahan oo Majeertaan,

Hadab waxaad Arkaysaa Rag waawayn Oo madaxa oo uu kow kayahay GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE Oo badhaacinaaya oo calaacalaaya kana hadlaaya Dad TOODII Haystao o Ay Aafeeyeen Qaraxyo Iyo Baqdin Iyo gaalo Madaw Iyo cadaanba Lihi Ilaahay haw Gar Gaare oo Iyagii toodiiba La Il daran oo kala Baqaaya oo Qabiil Aanu Qabiil Aaminsdanayn oo Beel Beel Iyo Qof Qof Loo kala Shakisanyahay Oo aanay Xaafadi Xaafad U wareegin Gobol Gobolna U Kala Go,ay faysal Cali waraabe hadaanay Runta Muwadiniinta Dalka Xoreeyay U Sheegin Khalkhal Ayuu Galinayaa Somaliland Cidna Uma baahan hadii Hubka UN Fasaxdo Dee Adba Soo Iibso Dhsio Ciidankaaga Maanta waxay Kamidyihiin Kuwa Ugu Xooga wayn Ciidamada Geeska Afrika, Wana wax Lagu faano ee Badhaaciska Halaga Joojiyo dadka Iyo dalka taaba qaaday. Soomaliya  30 Sodon sano Ayaad ka Horaysaa Dad  wada Socda Ayaad Haystaa oo dalkooda Ilaashada Hadaan Niicda Iyo Badhaaciska.

Waxsansheeg News/Hargeysa–Office

Info@waxsansheeg.com

ciidama qaranka sland