Tusaalha Todobaadka Waxsansheeg News:—Bahda Waxsansheeg News Oo Idin Faraysa Fariin Khayr Qabta–Hadii Roobkii Ilaahay Ino Shubay Haloo Mahadceliyo–Qofwaliba Laba Ragcadood Ha Tukado hoos ka Daawo–Clip Gaaban Xuska Alle

(Waxsansheeg News)—-Bahda Waxsansheeg News Oo Jeclaystay Inay Kharka Idinla wadaagan Idina Xasuusiyaa,

waa Waajib In Kharka Iyo Waxa wanaagsan lays Xasuusiyo Waxaynu Tukanay Salaado Roob Doona Iyada Oo Abaaro Daba Dheeraaday Dalka ka Jireen Mudo Badan Kuwaas oo galaafatay  dad iyo Xoolo tiro Badan Waana Qadar waana Tusaale waana Karbaash Ilaahay Xagiisa ka Yimi Waxaad Tidhaahdaan Alxamdulilaah CALAA KULI XAAL)—-

Hadaba baryadii Ilaahay waa Aqbaly waxaana Baryahan Ugu Dambeeyay Dalka Ka Da,aayay Roobab KLagu Diirsaday Laguna farxay Hadaba Walaalkayga Iyo Walaashayda MUSLIMADA Ahaw Sidii Markaad Baahanaydeen Ilaahay U Baryayseen Una Xasuunaydeen Fadlan maantana Ilaahay U mahadceliya oo SALAATUL SHUKRI TUKDA QOFWALIBA GURIGIISA HAKU TUKADO LABA RAGCADOOD Oo Mahad Celina Ilaahay Ayaa Mahadaasi Iska Leh Kaligiis SWT)

Waxaana Lagaa rabaa markaad Baahantahay Sidaad Ilaahay U Barido Ee Aad U xasuusato Inaad Ugu Mahadceliso Rabigaaga SWT Markaad Barwaaqada Iyo caafimaadka Ku Jirto Alxamdulilaahi Rabil Caalamiin Ilaahayaw Adaa nasiiayaye Noo Siyaadi UIlaahayana waa Kusii Siyaadinayaa SWT-

Waa walaladiin  Bahada Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com