Khamiis.11.oct.2012..Denmark (Waxsansheegnews)  Tan Iyo Intii  Ay Jirtay Qaranimada Somaliland waxaynu Wada Oganahay Inay Maalinba Marxalad Joogtay,Hadaba Mudooyinkan Ugu Dambeeyay Ee Uu Madaxawayne  Md Axmed Maxamuud Siilaanyo Iyo Dawladiisu Ay Gacanta Ku haysay Dalka Waxaad Moodaa Inay sameeyeen Talaabo wax Ku oola oo La Taaban karo Hadab Todobaadkan waxay Ku faaqidayna Amaba Ku falanaqaynaynaa, Barnaamijkan Oo La Magac Baxay Faalada Amaba Faaqidada Todobaadka,  Hayiyada Tayaynta Iyo Gudoomiyaheeda Siciid Saleebaan Mire,

Hadaba Gudoomiye Siciid Saleebaan Waxaad Moodaa Tan Iyo Maalintii Loo Magacaabay hayiyada taya Dhawrka Inuu Muujiyay Wacdaro Iyo Masuuliyad Dheeraad Taas Oo uu dalka iyo  Dadkaba Tusay Wax qabad Iyo Dadaal Muuqda , Taas oo Aad arkayso Maalin walba Heeganka Loogu Jiro Ka Hor taga Daawooyinka Dhacay Iyo Raashinka Dhacay IWM oo Ay Ku Guulaysteen Inay Gacan Bira Ku Qab qabteen Kastan Iyo Dakadba Taas oo Ah Guul Iyo Gobanimo Lagu Hambalyeeyo Gudoomiye Siciid Iyo Madaxda La Shaqaysaba,Waxaan Leeyahay Mar Walba Wanaaga Iyo Horu Marka Iyo Wixii Tayo Leh Meel hadii Looga Soo wada Jeesto Gunteeda waxa Loogu tagaya Gobanimo Iyon Guul Muuqata,Hadaba waxa Wanaagsan Halagu taageero Hayiyadaha Halganka Ku Jira Iyo Horu Marka Sida taya Dhawrka,Waxaana cadaatay In Maamuladii Hore dad Jaanisyo Ka Helay Oo bartay In Dadka Suneeyaan  oo y Soo Galøiyaan Cunto Iyo Dawo SDhacday Ay  Wadadii Soo hayeen hase Ahaatee Ay Ku Hun Goobeen Hoogna Ay kala Kulmeen, Mujaahid Siciid saleebaan Iyo Maamulka Iyo Madaxda La Shaqaysaba,Waa Guul,Waxaanay U qal Maan Xilkasta oo Lo Dhiibo, Masuuliyiinta tayo Dhawrka,

Todobaadkan waxaynu Ku Soo Af Jaraynaa Somalioland Guulaha Ay Gaadhay Haloo Qiro.

 

Faaqidaada Iyo Falanqaynta Todobaadka

 

Waxsansheegnews