Ogaysiis Dhamaanba Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Laanta Denmark Waxa Loogu Baaqaya Inay Ka soo Qaybgalan Xaflada Dardar Galinta Laanta Oo Ay Ku Casumanyihiin Gudiyada Scandenavianka Iyo Germany 17 02-2017

Ogaysiis Dhamaanba Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Laanta Denmark Waxa Loogu Baaqaya Inay Ka soo Qaybgalan Xaflada Dardar Galinta Laanta Oo Ay Ku Casumanyihiin Gudiyada Scandenavianka Iyo Germany

Gudida Guud ee Laanta Kulmiye Denmark Waxay Kugu Baaqayan Inaad Kasoo Qayb Gasho Shirwayne Iyo casho Sharaf Lagu dardar Galinaayo Laanta Denmark Xafladan Oo Lagu Soo Casumay Dhamaanba Gudiyada laamaha Sweden Norway Finland Germany  Austeria Gudoomiyha Somaliland Sociaty In Europe Abwaan Sidiiq Aw Faarah Gabaar saxaafada TV Qaranka waxsansheeg News Balidhiig News Xafladan Ayaa Noqonyasa Mid Miisaan Iyo maamuus Balaadhan U Leh Xisbiga Kulmiye Iyado Garsoorka Guud Yahay Taageerada Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdiraxmaan C,Laahi Ismaciil Saylici  Xisbi Xaakimka KULMIYE Oo Ah Mid Lagu Cawo Iyo Caana Maalay.

GOOOBTA WAKHTIGA  TAARIIKHU WAA 17 02–2017 ————–15:00————TIL 24:00 FADALAN ILAALI WAKHTIGA HADII ILAAHAY IDMO.

GAMMEL KONGELANDEVEJ

117,2500 VALBY

COPENHEGAN  DK

————————————————————————————————————————-

Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidh Gudida

0045,3117 4626 Gudoomiye Hasan Abdi Aden

0045,5217 4817 Gud:Fathi Mahamed  A,Laahi

0045,3157 7782 Qabanqaabiyaha  Shirka   Rashiid Ahmed Muuse

Guuuuuuuul Iyo Gobanimo

Image result for kulmiye denmark