Xukumada Siilanyo Oo Soo Afjartay Citirafki Somaliland.

Xukumada Somaliland waxay caagta sartay wadadi buurburka iyo awood dumiinta sharciga wixi shalay dhacayina waxay kutusay sida an daal iyo dad toona loogu tudhayin. rajadi shiciibku ka qabeena inay maruun heelan xukun Ku dhisan sharciga wadanka uyaala oo qof walba oo somalilandara qabanaya sharciguna yahay waxa inakala hagaya.taasi waa riyaadi shiciibka wax shalay umuuqatay wadankani inanu lahayin ciid ka naxay iyo ciid udamaqanay toona in yaar mooye.maxa hadaba shiciibka laguudbon iyo inta wanaga jeceel.waxa laguudbon inay tageeran ciida sharciga kutagan ee ilaalinayisa nadaamka. Haday taa samayin wayan oo kujiran siday maanta yihiin waxayinu garan doona maanta maalinan ahayin

dacarcabdale@gmail.com

Somaliland_Diaspora_in_the_UK_demonstrate_in_London