Khamiis.11.oct.2012..Mug (Waxasansheegnews) Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in uu maanta dalka dib ugu soo laabtay madxweynaha dawladda federaalka soomaaliya,kaddib markuu ka qeyb galay 50 guuradii ka soo wareegtay maalintii xornimada dalka uganda.Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee aadan cadde  ku soo dhaweeyey guddoomiyaha baarlamaanka soomaaliya,Raysul wasaaraha,iyo xildhibaanno ,iyo cutubyo xoogga dalka soomaaliya oo uu madxweynuhu salaan sharaf ka qaatay.Madaxweynaha ayaa khudbad gaaban oo uu ka jeeday airboorka ku sheegay inuu la kulmay madaxweynayaasha uganda,kenya iyo madax kale.

 

Mogdisho Waxsansheegnews