Tusaalaha Todobaadkan Waxsansheeg News:—-Dumarka Soomalida Miyaanay Cuntada samayn Aqoon–Waxa Sidaasi Yidhi Niman Muslimiina Oo Layaabay Siday Cuntada Suuqa U Jecelyihiin

Waxsansheeg News:—-Waxa layaab Ku Noqotay Muslimiinta Ku Nool Dalka Norway Ama Qaarada Yurub Markay Arkeen HAWEENKA Soomaliyeed Oo Meel Walba Iyo Makhaayad Walba Sida Kuwa PIZZADA Iyo Kabaablayaasha Kayuu Ugu Jira Oo Aad Moodo Iskaabulo Taas Oo Ku Noqotay Fadeexad Iyaga Oo Ay Ku Xantaan Ajahanabigu Miyaanay Cuntada Samayn Aqoon Miyaanay Ahay Dumar Muslimiina Maxay Guryaha Cunto Ugu Karsan waayeen,

Waayo waxaad Arkaysaa Dumar Soomaliyeed Oo Fara Badan Oo Ciyaal Wata Iyo Qaar Kaligooda Iyaga Oo Kuwa Kaligoodi Ugu Badanyihiin Goobaha Cuntada Ajahanabigu Haysto Ee KABAAB LAYAASHA Hadaba Xantaada Ha Moogaan Walaashayda Muslimada Aheey Waa Lagu Caaya Waayo Ma Jiraan Dumarka Muslimina oo Maalin Walba Suuqa Waxka Cunaa.—Waa Yaabka Yaabkiis Iyo Yaab Aakhira Sabaan Ayaynu Odhan Karnaa

Hadaba Warbixintani Waxay Naga Tahay Digniin IyoOgaysiis Waxyaabah Soomalida Fadeexada Looga Dhigaayo Markaa Isbadal Ayaa Wanaagsan Inaad Samaysaan Insha Allah.

Waxsansheeg News/Office

Bilderesultat for yaab