Falanqaynta Siyaasda Waxsansheeg News:–Siyaasdii Ugu Xumayd Aduunka Oo Loo Aqoonsaday Tii Isbaahaysigii Maalinta Is Wada Casilay Ee fadeexada Ka Qaaday Kadib

Waxsansheeg News;—Aragtida Siyaasada Waxsansheeg News Ayaa Mudo Indha Indhayn Ku Jirtay Caalamka Fadeexada Iyo Siyaasad Xumadii Ka Dhacady Kadib Waxaanu Ogaanay Inay Koobka Qaaday Siyaasad Xumadii Isbaahysiga KULMIYE Ee Ku Biiray Xisbiga WADANI Kuwaas Oo Markii La Qiimeeyay Siyaasdii Ragii waawaynaa Ee La Moodaayay Siyaasiyiinta Ruug Cadaaga Ah Oo Isu Badalay Qaar Ka Qatan Maqaamka Iyo Xadaarda Siyaasad Caalamka Waxaana Caday U Noqotay Qodobadan Soo Socda

1–WAXAY IS TUSEEN HADAY IS CASILAAN INAY DHACAYSO XUKUMADA AXMED SIILAANYO

2–KAMAY DUULIN PLAN A B C D OO ISMAY ODHAN HADII UU FASHIL KU DHACO BALAAN A  MAXA UU NOQONAYA BALAAN B

3—- ISMAY ODHAN SIYAASADU WAA XEEGO LA CIYAARO EE HADI LAYDINKA GUULAYSTO MAXAA IDIIN MASKABA AMA IDIIN GO,AANA OO SHARAFTIINA IYO MAGACIINU KU BADABAADAYA

4—-QODOBKA AFRAAD KUMAY XISAABTAMIN SHACABKA IYO BULSHADA INDHAHA KU HAYA UMANY TUDHIN MAGACOODA IYO MAAMUUSKA MUSTAQABLKA IYAGA OO UJEDADOODU AHAYD DANTOODA GAAR KA AH.OO AAN EEGIN BULSHADA DALKA IYO DADAKABA

Waxay Ahayd Hadii Ay Arkaan Inaanay Dhacaynin Dawlada Axmed Siilaanyo Inay Shir Deg Dega Qaatan Iyaga Oo aan eegaynin DantooDA GAARKA AH EE AY EEGAYAAN DANTA DALØKA IYO DADKABA—Taasi Waa Fashilaad Iyo Fadeexada Qarniga SELF INERST

Qodobka Labaad Kamay Fakarin Balaan B Samaysta Oo Hadii Aad Fashilanteen Sidee Aad Ku Hanan Kartaan Magaciina Sharaftiina Bulshadana U Qancin Kartaan–WAXAYSE KA DOORBIDEEN NAFTOODA IYO MAXAAD CUNTAAN.

Qodobka Sadexaad Ismay Odhan Ka Tanmaasukla Oo Kasoo Warwareega Siyaasada Kana Fadhiista MUDO Waxay Ka Qabsatay CIIL AYA NA HAYA IYO CADHO Tii Ayay La Galeen Xisbiga WADANI WAXAANAY KU BALAN Qaadeen Inay Dagaal La Galayaaan KULMIYE Iyo XUKUMADA Taasina Waa Mid Indhaha Shacabka aan Ka Qarsoonayni Waxana Imanysa KA CUN OO KA CODEE Xisbiga Wadnina Waxay Kula Biireen Una Soo Hooyeen GUUL DARO

Qodobka Afraad Kuamay Xisaabtamin Shacabka Ayaa Idin Qiimaynaaya oo Arka Kibirka Iyo Abaal darada Aad Wadaan  Waxanay Waayeen Bulshadi Tageersanayd Iyaga Oo Nin Walba Reer Koodu Leeyahay Maxaa waalay Ma Waxay Rabaan Inuu Dalku DUMO Ceeb Ayay Ka Qaadeen Waana Fadeexad Taariikhda U Gashay Qarniga.

Hadaba Waxay Noqotay Taarookh Madaw Fadeexad Iyo Fanto Waxaana Maanta Ay Ciil Iyo Cadho Badan U Muujiyeen Shacabka Iyo Qarankaba Iyada Oo La Ogaaday Shuruudahay KLa Galeen XISBIGA WADANI Oo Ah Mid Cadho Iyo Ciil Badani Ka Muuqdo Iyaga Oo Wali Ku Jira Dambi Nafootada Iyo Dalka Iyo dadkaba Waxyeelo Ku Ah Waana fadeexad Shaand Oo Ay Galeen waxaanay Muujiyeen SELFISHNIMO Iyo Dantooda Gaarka Ah

WAXAANA XASUUS GAARA MUDAN MADAXWAYNE AXMED SIILAANYO OO BADBAADIYAY DALKA IYO DADKABA WAXANAY KU NOQOTAY NIMANKAAS ODAYAASHA AH DHABAR JAB IYO GUUL DARO.

Bilderesultat for isbaahaysiga

Waxsansheeg News