Maanta Waxaan Haysanaa Nabad, Caafimaad,Waxbarasho Iyo Hurumar. Haddii Aan Ilaahay Waydiisano Isbedel Ilaahay Saw Badali Maayo Nimcadda Alle ina siiyay . Nabada Saw Colaadi Badali Mayso, Caafimaadka Saw Caafimaad Darro Bedeli mayso, Waxbarashada Saw Jahi Bedeli Maayo, Hurumarkoo Dhammi Saw Mugdi

Image result for Maqaal

Gelimaayo. ilaahay ISBEDEL Waydiisan mayno Lkn siyaado Iyo kororsiimo Ayaan Waydiisanaynaa . Mucaaradka Meelkasta La fadhiya Wadanku Isbedel Buu U Baahan Yahay Waxaan Leenahay Ummada Habaarka Kadaaya. Waxaanan Ugu Baaqayaa Xisbiga Wadani Oo Xaflad Walbo Ilaahay Ka barya Inuu isbedel KU Keeno Wadanka Inay Habaarka Joojiyaan OO kelmed Duco Ah Ku Bedelaan EREYGA ” ISBEDEL DOON” Oo Boodhadhkiisoo Dhan Lagu Xardho..

 

Waa Qalinkii Aqoon-hanan

 

Cabdixakiin Ciise Calikaar