New York, (Waxsansheeg News ):- Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay  qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta  Wariyihii ka socday CNN oo lagu magacaabo, Jim Acosta, oo damcay inuu su’aal waydiiyo, ayuu Madaxweyne Donald Trump, oo cadhaysani ka diiday inuu uga jawaabo, waxaanu taa badalkeeda ku eedeeyay mid warkiisu been yahay oo ka hawl gala wakaalad dhibaato badan.

Image result for 0:04 / 0:34 Donald Trump shuts down CNN reporter: Youre fake news