Caasimada Labaad Ee Somaliland G/TOGDHEER MAGALADA BURCO Oo Xaquuqdeeda ay xaqa u Lahayd Dadkeeda Iyo Dawladeeda Ayaa Dulmay–Dhamaanba Bariga Somaliland

Sida Lawada Ogayahay Xukumadihii U Kala Dambeeyay Somaliland Oo Ahaa From 1991 Ilaa Maanta 2017 Ayaan Marnaba Hoos U Eegina Xaqa Iyo Xaquuda Bariga Somaliland Gaar Ahaan Caasimada Labaad Ee Somaliland Iyo Magaalada BURCO Oo Ah Halbawle Ku Taala Badhtanaha Somaliland Iskuna Xidha Galbeed Iyo Bari May Helin Xaqii Ay Lahayd Waxaana Dulmay Dadkeeda Oo U Doodi Kariwaayay Unu  Yaacay QURBE IYO HARGEYSA Inta Soo Hadhay Oo Yaab Iyo Amanaakg Ku Maqan Iyo Xukumadaha U Kala Dambeeyay Oo ay Madaxwaynayaal Ka Ahaayeen Rag Kasoo Jeeda Magaaladaasi BURCO Marka Laga Reebo DAAHIR RAYAALE KAAHIN Waxanay Ilaaween Xaqii Iyo Xaquuqdii Ay Caasiamad Labaad Lahayd Waxaanay Tirsanysaa cadaalad Daro

hadii qof bukoodo hargeysa ayaa loo la carara hadii shaqo la rabo hargeysa ayaa loo doontaa hadii diyaarad la raacayo hargeysa aya la qabtaa yaab

 

BURCO OO AH CAASIMADA LABAAD EE SOMALILAND MAXAY U BAAHANAYD MAXAYSE TABAYSAA?????

1-INAY HESHO WASAARADAHA SOMALILAND 6 LIX ILAA 7 TODOBA DEGEA OO ABUURA SHAQO KANA QAYB QAATA TAYAYNTA HORUMARKA SIDA

1–DHAKHAATIIR GOOBO CAAFIMAAD

3–MADAARKA MAGALADA OO MUHIIM U AH BARIGA SOMALILAND IYO ISKU XIDHKA GOBOLADA BARI IYO GALBEED

4–TAYAYNTA WAXABARASHADA IYO DHISMAHA MOORAALKA RADAYDA BARIGA SOMALILAND OO LA SIIYO WAXABARSHO DIBADA AH OO FREE AH

5–HAYIYADAHA DAWLIGA IYO KUWA MADAXABANAAN OO LOO OGOLAADO INAY KA HAWL GALAAN

6-XASHUURTII XOOLAHA NOOL OO LOO SOO CELIYO LANA QAADO (XEER 12) OO UU DHIGAY INA CIGAAL

7–MADAXDA IYO WASIIRADA OO QAARBADAN LOO RARAO G/TOGDHEER SI AY BULSHADU U ARAGTO SINAANTA CADAALADA XUKUMADA

HADII AY MAANTA XUKUMADANI WAXABADAN KA TARI WAYDAY INTAAS AAN SHEEGANAY WAA INAY BULSHADA REER BURCO HADAL ADAG IYO HAL ADAYG LAYIMAADAAN

WABILAAHI TAWFIIQ

Relatert bilde

WAXSWANSHEEG NEWS/HEAD OFFICE HARGEYSA

INFO@WAXSANSHEEG.COM