Aragtida Siyaasada Todobaadka Ee Waxsansheeg,News:–Aragatida Shacabka Iyo Sadexda Murashax–Muuse Jano Iyo Cadaab Ayu Samaysanaya–Cirro Dhulaw kaama Kaco Ayu Odhanaya–Faysal maalinba Jaho Ayu dadka U Tujinayaa–Ka Bago Nuxurka Hoos

Waxsansheeg,News;Aragtida Siyaasda Todobaadkan Iyo Waxsansheeg,News Faalada Iyo Falanqaynta Siyaasada Xisbiyada Qaranka S/Land Iyo Murashaxiinta Sadexda Xisbi Oo Ay dadwaynaha Siyaada U Dhuun daloola Ay Ku Tilmaameen Mid Waliba Mustaqablak Dhaw Haduu Ku Guulaysto KURSIGA Waxa uu yeelaayo

Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee KUMLMIYE Muuse Biixi cabdi Oo Ah Murshaxa Kulmiye Ayaa lagu faaleeyaa Laguna Tilmaama Askari Inkasto Uu Mudo Badan Hada Kusoo Jiray Siyaasada dalka Hasayeeshe Muuse Oo Lagu Tilmaamo Nin Adag oo Dhagaxa hase Ahaatee Ay ka Muuqato Lexe Jeclo Badan Oo dalka Uu Ka Leeyahay Hadana Dabeedac Xumaanta Iyo Ada Adaygiisa Aya Lagu Tilaamay Hadu Dalka Qabto Oo Uu Madaxwayne Ka Noqdo Inuu Samaysanaayo JANO IYO CADAAB Isga oo Dadka Qaarna Janada Gayn Doona qaarna Gud Iyo Kulayl ku Shidi Doona,

Gudoomiyaha Xisbiga WADANi Cabdiraxmaan M C/Laahi oo Lagu Tilaamo Quyar Socod Ayaa Hadana dadku U Araka Inuu waxbadani U Qarsoonyighiin Isga Oo Fadhiga Baarlamaanka 11 Mudo Badan Oo Koob Iyo Toban sano Ah Isga Oo In Qilaabay Xisbigii UCID ee Uu Kusoo Baxay Isga Oo kala Jecelaystay Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Muumin Seed Iyo Ka Cusub Taas Oo Loo Arakay Digteetar Fala Kuna Dhaqaaqa waxa Uu Jecelyahay WAXA UU ODHANAYA HADU DALKA QABSADO DHULOW KAAMA KACO CID  Ka Kicinaysaa Ma Jirto Ayay dadka Siyaasada U Dhuun daloola Ku faaleeyaan Md Cabdiraxmaan Mahamed Cabdilaahi.

Gudoomiye Faysal oo Ahaa Gudoomiyaha aan Dhicin Ilaa Maalintii UCID La aas Aasaya Hadana Soo taagan Ayaa Lgu Tilmaama Nin Suufiya Waxa uu Doono Ku Hadla Meesha Uu Doonana Hadalaka U Jeediya Isga Oo Ay Ka Muuqato Kursi Jacayl Madax jacayl Oo Lagu Tilaamay Inu Maalinba MEEL U TUJIN LAHAA HADU MADAXWAYNE DALKA KA NOQDO

Nuxurka Doodaha dadka waxay Leeyhiin Keebaa U Roon sadexdaa Murashaxa Hoos ka Dhiibo Fikarkaaga

waxsansheeg,News

Info@waxsansheeg.com

sadex