Xisbiga UCID Laantii NORWAY Ee Garabka Jamal Cali Xuseen Oo Is Casilay Kuna Biiray Xisbiga KULMIYE Iyado Xafald Soo Dhawayna Loo Samaynaayo 21/01/2017 Hadii Ilaahay Idmo Insha Allah

Oslo:(Waxsansheeg,News)- Garabkii Jamal Cali Xuseen Ee Xisbiga UCID  Ee dalka Norway Ayaa Habeenkii Xalay oo Ay Taariikhdu Ahayd 07/01/2017  Ku Dhawaaqay Inay Iska Casileen Xisbiga UCID Iyago Si Toosa Ugu Biiray Xisbi Xaakimka KULMIYE Iyado Gudida KULMIYE Norway Ay Siwayn Usoo Dhaweeeyeen Uguna Baaqeen Inay Ku Maamuusayaan Xafalad Balaadhan Oo Soo Dhawayna 21/01/2017 Koob Iyo Labaatanka Bishan Hadii Eebe Idmo,Iyado Aad Moodo Wiigagan Ugu Dambeeyay Inay Dhamaanba wadamada qaarda Yurub Gaar Ahaa Scandenavianka Dhaamnba Laamihii UCID Ee Garabka Jamal Ay Kuwada Biireen Xisbi Xaakimka KULMIYE Sida DENMARK FINLAND IYO NORWAY Sikastaba Ha Ahaatee Filo Dhawaan wacdaraha xaflada Soo Dhawaynta Iyo Nuxurka Hadalada Gudidan is Casishay.cumer-abokormaareyaha-de-020cumer-abokormaareyaha-de-009cumer-abokormaareyaha-de-020cumer-abokormaareyaha-de-026 cumer-abokormaareyaha-de-027cumer-abokormaareyaha-de-026cumer-abokormaareyaha-de-018

 

Waxsansheeg,News/Oslo Office

Norway