BUSHAARO BUSHAARO: Ha Moogaan Ee Hore U Gaadh Sarikada Daryeelexpress Oo Ay Hoos Yimaadaan GABAAR Travel &cargo  And Masken Service Center, Oo Idiidnku Baaqaya Adeegyo Cusub Oo kala Duwan,

Dhamaanba Bulsho Waynta Somaliyeed Ee Ku Nool daafaha Dunida waxaanu ugu Baaqaynaa Adeegyo Cusub Oo Kala Duwan Sida Tigidhada Diyaaradaha Oo aad Ku Heli Doonto Qiimo Ku Raali galiya  Oo Jaban Iyo Shaqaale Ku Firfircoon Waxa qabadka Iyo hasha Adeega,Waxaa Kuu Raaca Adeegyadan,

Hadaba hadii Aad Ku Nooshahay Dalka Denmark Waxa Uu Kugu Baaqaya Masken Service Center Isna Sida Kiraynta Guryaha Address Yada Faqaam Laayayaash Guri Badalaka Rinjiyaynata Dhiish Xidhida Kala badalka Baabuurta Iibta Baabuurta  IWM, 

Daryeelexpress Daryeelexpress Daryeelexpress

Waxakale Oo Intaas Ku Dheer Urur U Dooda Xaquuqdaada Oo Kaa caawinaya Waxkasta Oo Kaaga Xidhma Xaga Dawlada Iyo Shicibkaba Iyada oo Aanu U Adeeg Sanayno Sharciyada Iyo (Law) Anaga Oo hayasana Looyaro Noo Khaasa Oo Ku caawin doona Hadii Ilaahay idmi Bi Idmi Laah Tacaalaa,



Waxa Intaas Kuu Dheer Gabaar Cargo Oo Kugu Baaqaya Adeega Rarista Maraakiibta Xamuulka Ah Iyo Diyaaradahaba Kuuna Fududayn Doona Kaana caawin Doona waxyaabaha Aad U Dirayso Dalkii Hooyo Iyo Meel Kasta oo aad Jeceshayahay Hadab hamoogaan Rarasita Guryaha Yurub Marka Loo kala Guurayo waxa Goobtan oo Ku Taala Dalka Denmark Gaar Ahaan Caasimada Copenhahen Kugu Diyaara Shaqaale Daacada Oo U Firfircoon Shaqada Kuna Dhawrsan Xaqa Iyo Xuduuda Ilaahay , Hadaba hamoogaanani Ku soo dhawaada gacamo Furan Waxa Intaas Ku Dheer hadii Aad U Baahantahay China Inaad Alaab ka dalabto Ama lagaaga Keeno Iyo Carabaha Hindia Iyo Caalamka Meeshaad U baahtaba Fadalan Ku soo Dhwaw gacmo Fyran,Wabilaahi Tawfiiq



Waxii Faah faahina kala Xidhiid Gudoomiyayasha

Shirkada Sidiiq Sh Farah Gabaar, 

0045 32 17 09 70 Ama  0045 71 42 59 03

Ama Gudoomiye C/Laahi Mohamed Al Haadi

0045 21 68 29 24 Ama 0045 32 17 09 70