BISMILLAHI AL RAXMANI AL RAXIIM

KA: REER AHMED AADAN
Ujeedo: Go’aan iyo talo soo jeedin ku sahabsan arrinta Suldaanka Adan Madoobe oo ay codsadeen beel kamida beelaha adan mohamed.

Marka ugu horeysa ilaahaybaa mahad oo dhan iska leh, Marka xigta waxaanu rabnaaa inaanu halkan ku caydayno muwqifka Reer AHMED AADAN ka qabo arintan suldanada ay soo jeediyeen reer kamida beelaha adam maxmed.
Sidaynu ognahay Aadan Madoobe waxuu waligiiba lahaa taariikh soo jireen ah oo ab iyo awaw taxane ahayd, Waxaynu ognahay magaca iyo maamuuska reerkani leeyahay iyo heerka uu ka taaganyahay beelaha habarjeclo iyo uguud ahaanba reer Sheikh Isxaaq Ilaahay raali haka ahaadee.

Sidaa darted, waxaanu ugu horayn umahad celinaynaa, una ducaynaynaa ragii intaa soo ilaalinayey milgaha, magaca iyo sharafta reerkan oo ay ugu horeeyaan odayashii taariikhda wayn kulahaa gayiga Somalida guud ahaan, gaar ahaana beelaha habar jeclo ee halkan soo gaadhsiiyey milgaha iyo magaca Adam Madoobe Ilaahay intii dhimatay ha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo cibaado suuban haku sugo, inta soo socota ee reerka usoo kacaysana ilaahay dariiqa wanaagsan tuso, noo ilaaliyo oo noo dhowro – Aamiin

Sidaynu ognahay baryahan danbe waxaa soo badaneyey arimo laxidhiidha saldanadyo iyo madaxnimo lakala hororsanayo oo reerka dhexdiiisa ka dhaliyey khilaaf iyo jahwareer badan.

Waxaa qirin qiir gashay midnimadii iyo wadajirkii reerka, walaaltinimadii iyo waxwada qabsigiina dhaawac ku keentay.

Hadaba reer Ahmed Aadan waxuu gaadhay qodobadan hoos ku xusan:
1. Ka dib markii aanu ogaanay in Saldanada uu doonayo tahay mid Faahiye Xasan oo kala qaybinaysa Aadan Madoobe, dhaawac na u keenaysa magacii guud ee beesha adan mohamed.
2. Markaanu ogaanay in aanay jirin dan ugu jirta Faahiye Xasan in uu iska takooro siina balaadhiyo dil dilaac iyo khilaafka beesha adam mohamed.
3: markaanu dib u eegnay diidmadii aanu diidnay saldanad hore ay nooga codsadeen reer kamida beelaha Aadan mohamed.
4. Markaanu wax iska waydiinay qaabkii loo soo gudbiyey codsiga suldaanimo oo ahayd in guddi soo xusha Suldaan u qalma Saldanad Aadan Madoobe
la sameeyo. Sidoo kale aanu dib u qiimaynay go’aamadii Shirkii Aadan Mohamed ee Dhagaxdheer, kaas oo lagu qaatay in aan Suldaan reerku yeelan. Waxaanu goaansanay in aanan qayb ka noqon caleemsaarka iyo cimaamad Suldaan Aadan mohmed ku kala qaybsanyahay.

Waxa kale uu Reer Ahmed Aadan ugu baaqayaa guud ahaan beelaha Aadan Madoobe in faraha lagala baxo arimahan keenay qaska iyo qalalaasaha badan ee ka dhexdhashay beesha Aadam Mohamed.
Reer ahmed waxay cadaynayaan inay utaaganyihiin midnimada iyo wadajirka beelaha Aadan Mohamed.
Waxayna kasoo horjeedan waxkasta oo carqalad keeni kara ama khaliiif ka dhaxdhasha beesha Aadan Maxamed.
Ugu danbayn reer ahmed aden waxay si cad u diidayaan Saldanad xiligan adag ee aynu ku jirno keenta khilaaf, kala fogaansho iyo kala gurgur.
Reer Ahmed Aadan waxay uga digayaan dhamaan beelaha Aadan Mohamed in arintan laga waan toobo hadii la doonayo midnimada iyo wada jirka reerka.
Alla mahadle

1: Maxamed cali kildhi
2: Maxamed yusuf nuur
3: maxamed jaamac x hassan
4: Jamac cali maxamed cashuur
5: cabdirahman isse ibraahim
6: hassan xaaji nour ibrahim
7: daahir maxamed x hassan
8: cali maxamed x hassan
9: maxamed x jamac cilmi
10: abdi xaaji jamac elmi

11: hassan budhsite
12: liiban ahmed caynaashe
13: yuusuf maxamed x hassan
14: maxamed abokor maxamed
15: caliciise maxamed x hassan
16: ciise cawil abdi
17: caydiiid cawil isse
18: maxamed ahmed isse
19: hussein cawil isse
20: ahmed cali duaale

21: abdiqani aden x noor
22: noor abdirahman isse
23: abdirasaaq cawil isse
24: abdilaahi maxamed xadhigle
25: cali faarah xadhigle
26: maxamed hassan x noor
27: jaamac rashiid maxamed
28: mubarik faarah yusuf
29: maxamuud ahmed isse
30: ahmed abdi haaji jamac

31: maxamoud abdi isse
32: sidiiq saleebaan yuusuf
33: axmed maxamed x hassan
34: cali hudhu
35: abdi hassan maxamed ashuur
36: abdi nour cawad
37: maxamuud maxamed nour
38: aden maxamed nour
39: maxamed faarah yuusuf
40: aden cali osman

41: haybe osman nour
42: saleebaan yusuf noor
43: ahmed daahir cilmi
44: abdi daahir elmi
45: faarax dhuxul
45: cali dhuxul
46: ibraahim dhuxul
47: iidle rashiid maxamed
48: saleeban maxamed dhuxul
49: siciid aden haaji nour
50: mukhtar hassan bacardhe

51: ahmed raage umal
52: rashiid umal duale
53: sacad raage umal
54: mahad rage umal
55: hussein cawil isse
56: deeq jamac x hassan
57: abdi jaamac x hassan
58: noor faarah jamac
59: muuse shaqale maxamed
60: cadixaafid jamac x hasan

61: jama maxamed jam
62: cali abokor maxamed
63: yusuf omar isse
64: ibrahim omar isse
65: cali umal duale
66: jamac umal duale
67: siciid abdi x jamac
68: mubarik yusuf maxamed
69: maxamed jamac umal
70: cali maxamed jamac

71: cabdi budhsite
72: ahmed ciise awil
73: maxamed ciise awil
74: osman maxamed x hassan
75: omar maxamed x hassan
75: bashiir hassan bacardhe
76: maxamed aden gocose
77: abdisamad aden gocose
78: hussein abdi noor
79: omar x duaale
80: hirsi x duale
81: saleeban maxamed x hassan
82: ahmed maxamed x hassan
83: ibraahim maxamed x hassan
84: shiriif jamac x hassan
85: abdirashiid maxamed jama
86: abdisamad aden xaaji noor
87: abdikariim ismail nuur
88: abdirashiid ismail nuur
89: abdikariim mohamed yuusuf
90: maxamuud mohamed yuusuf

 


Wariye Idiris Maxamed Dabshid