Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg,News:Dhaqan Xumada Saxaafada Maanta Oo Soo Dhigta Wax,Walba Dumar Iyo Rag Habar Iyo Oday Nacas Iyo Nin,waalnba Oo Waxay Doonan Ku Hadlaaya–Waa Ceebta saxaafada Qaarkeed

Waxsansheeg,News:—Maanta Iyo Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg,News Waxa Ah wax,Layaableh Oo Ay ka Muuqato Doqoniimo Iyo daciifnimo Badani Saxaafada Soo Gudbinaysa Waxyaabo daciifa dhaqan xumo iyo wax aan la xusin oo aan sir iyo sawrac toona lagu tilmaami karaynin,

HADABA WAXA KASII LIITA DADKA JECEL EE AKHRIYA WAXYAABAHA DACIIFKA AH EE XIGMAD YARIDA IYO MACNA YARIDU KA MUUQATO

taasi waxay Gaar U Tahay Markii Lawaayay Sharci Xakamaynaaya saxaafada Geed Adagana Ku Xidhhaaya Ayay Noqotay Inuu Mid Waliba Uu Soo Bandhigo waxa uu Caqligiisa Ka Keeno Habar Ayaa hadshay Waxaasay Tidhi Sir Culus Ayay Sheegtay haday Habrtu Wanaagsantahay ILAAHAY AYAY XUSI LAHAYD DADKANA MAY CAYDEEN

Odaybaa Shir Jaraa,iid Qabatay Reer Hebel Iyo Ina Hebel Ayuu Cambaareeyay Waa Nac Nac Iyo Dhaqan Xumo Taala Geeska Afrika gaar Ahaan Shacabka Dimuqraadiyada Qaladka ka Fahamay ee Reer Somaliland,

TUSAALE Kama Jirto Caalamka Xitaa Soomaliya Muqdisho Iyo Goobaha Laysku Cuno Qof Ku Dhaca Inuu dadka caayo,

Waxa hadaba Qaladka Oo Dhan Leh Oo Daciifa dadka ka Hela Xasarada Xumaanta Xum Xumta Lagana Iibiyo Wararka Beenta Ah Iyo habar Ayaa Sir Sheegtay War Deg Dega IWM Taasi Waadh Iyo warkumataale Ogooq

Waxaa Wanaagsan In Ay saxaafadu Dadka Iyo Dalka Ilaaliso Oo Ay U Faa,iidayso Waxyaabaha Horumarka Aqoonta Waxtarka Leh Ay Buslshada Usoo Bandhigto Dhaqan Xumuad Iyo waxa Ilaahay Necebyahayna ka Ilaaliso–Kuwa Dhibka Iyo Afduubka Iyo Hagardaamada wadana Ay ka Ilaaliso Kuna Qayliso,

Baro Muwaadinmaiada U Hiili Wanaaga Cadawgana Ku Qayli, Wabilaahi Tawfiiq.

Waxsansheeg News/Office

Info@waxsansheeg.com

Billedresultat for stop taking