Gudida Kulmiye Laanta DENMARK Oo Ay Kusoo Biireen Garabkii Haween Xisbiga UCID Denmark.Iyo Shirwayne Ay Iclaamiyeen 21 Janaury 2017 Hadii Eebe Idmo

Kobenhegan:(Waxsansheeg,News)-Gudida Laanta Kulmiye Ee Dalka DENMARK Oo Shir Muhiima Qabatay Oo Loogu Gogol Xaadhaayo Shirwayne Balaadhan Oo La Qabaanayo 21/01/2017 Hadii Eebe Idmo Waxa Iyana La Midoobay Oo Toos Ugu Biiray Gudidii Garabka Haweenka Xisbiga UCID Garabkii Jamal Cali Xuseen Oo Isu Badlay Toosna U Noqday Garabka Haweenka KULMIYE Laanta DENMARK Waxaan Goobtaasi Joogay Gudooomiyaha Guud Ee Laanta Denmark Xasan Cabdi Aden. Gudoomiye Ku Xigeenka Guud Denmark Ahmed Muuse Idiir.Qasnajiga Guud Siciid Mohamed Cashuur. Farxaan Giri Oo Noqday Xoghayaha Cusub.

Gudoomiye Faathi oo Hore U Ahayd  Gudoomiyaha Garabka Haweenka UCID Hadana Noqotay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbi Xaakimka KULMIYE Laanta Denmark. Iyo Aniis Ismaciil Qasnajigii Garabka Haweenka Ucid Oo Hada Kulmiye Noqotay.Ifraax Shariif Gudoomiye Ku Xigeenkii Labaad ee UCID Denmark Imankana Ah KULMIYE Iyo Farxaiya Ismaciil Cali Oo Ah Gudidii Hore Ee Kulmiye Loona Magacaabay Xoghayaha Garabka Haweenka  KULMIYE Denmark.Waxaana Gudoomiye Ku Xigen Loo Doortay Ikraan Ismaciil.

Isku Soo Wada Duuboo Waxa Lagu Go,aamiyay In Laysugu Yimaado Shirwayne Iyo Xaflad Lagu Shaacinaayo Soo Dhawaynta Garabka Isu Badalay KULMIYE Iyo Dardar Galintii taageerayaasha Kulmiye Denmark Kulankan Ayaa Kusoo Gabo,Gaboobay Farxad Iyo Jawi Wanaagsan GUUUUUUUUUUUUUUUUUL IYo Gobonimo.

Waxsansheeg,News*Office Copenhegan Denmark

Info@waxsansheeg.com

kkkkkkkk-cph-001 kkkkkkkk-cph-002 kkkkkkkk-cph-017 kkkkkkkk-cph-018 kkkkkkkk-cph-019 kkkkkkkk-cph-020kkkkkkkk-cph-025 kkkkkkkk-cph-026 kkkkkkkk-cph-027 kkkkkkkk-cph-028 kkkkkkkk-cph-004kkkkkkkk-cph-005 kkkkkkkk-cph-006 kkkkkkkk-cph-007 kkkkkkkk-cph-008