Wasiir  Xuseen Cabdi Ducaale Oo Beesha Reer Daahir Ka Saaray Qorshaha  (Beelaha Uu Kala Hadlayo  Sahaminta Shidaalka Iyo Goobaha Laga Baadhayo  Isagoo Ugu Jawaabay Hadal Ay Ka Cadhoodeen Iyo Wasiirkan Oo Wax Xun Ka Wada Burco Wasiirka Macdanta Somaliland Oo ka Waramay  Qaabka Uu Rabo Inuu  Kula Hadlo Beelaha Degan Meelaha Laga Baadhayo Shidaalka Ayaa Sida Warbaahinta Balidhiig News Helayso Waxaa Uu Cuqaal Iyo Wax-Garad Ka Soo Jeeda  Beesha Reer Daahir, Allamagan Abdille iyo Hussain Abdille

Kulan Ay La Qaateen  Wasiirka Macdanta Somaliland  Xuseen Cabdi Ducaale Waxuu U Sheegay In Anay Qorshaha Uguba Jirin Inuu Beshaas Kala Hadlo Arin Dhinaca Shidaalka Ah Balshe Uu Afar Beelood Oo Kale Uu Ahmiyada Siinayo Taas Oo Uu  Si Cadaan Ah Ugula Hadlay ” Idinku Ma Tihidin Somaliland Dhabaa Sababtoo Ah Waxaad Degtaan itoobiya Iyo Hawdka Burco  Halkaasna Lagama Soo Saarayo Shidaal 

 

Hadalkan Aan ixtiraam Ka Muuqan Ee Uu Wasiirku Kula Hadlay Gudidii Dhawaan Lagu Soo Ay   Beesha Reer Daahir, Allamagan Abdille iyo Hussain Abdille  Ku Soo Dooratay Shirkii (Guul Iyo Gobonimo ) Ayaa Waxay Noqotay Mid Manta Sidaanu Ku Helnay Xogo Cadaan Ah In Beshaas Ay  Ka Shir Deg-Deg Ah Ku Gashay Gudaha Magaalada Burco ilaa Imika Lama Garanayo Waxa Ka Soo Baxi Kara Shirkaas Oo Aan Loo Kala Maqneen

 

 

Wasiir  Xuseen Cabdi Ducaale Ayay Noqon Kartaa Inay Shaqo Uu Qaranka Uso Hayee Ku Waayo Hadalkan Hadii Uuna Isagaba Is Casilin “Sababtoo Ah Mahan Hadal Looga Fadhiyee Nin  Sidan Oo Kale Ah Oo Wasiir Ah

 

Waxii Warar Dheerad Ah Oo Soo Kordha Nala Socoda

Wariye Idiris Maxamed Dabshid