DIGNIIN KU SOCOTA:WASAARADAHA DEEGAANKA BEERAHA CAAFIMAADKA  IYO DIB UDEJINTA—GEEDKA GARANWAAGA OO KEENAY ABAARAHA IYO DABARGO DAD IYO XOOLOBA

Waxsansheegnews:Digniin Ku Socota Wasaaradaha Lor Ku Xusan Oo Ay Tahay Shaqadooda Inay Sameeyaan Xal Dhibaatada Baahasan ee Uu GEEDKA GARANWAAGA EE GAALADU DAADISAY WAKHTIGII QAXA IYO DAGAALADA,

Geedkan Oo Ah Mid Soo Maray Dalka SUDAN Looguna Talo Galay dadka la Gumaadaayo Geedka Oo Xaalufiya Geedaha Biyaha Dhirta Xoolaha Xaywaanka dadka Xidiidkiisu Gaadhaayo Geedkasta 10 Toboan Mail Sidaas daraadeed Maaha Inay Xukumadaha Somaliland Ay Ka Dhaga Adaygaan waayo Qaylo Dhaanta Bulshada Haloo Dhaga Nuglaado

HOOS KA DAAWO VIDEO GAN WAA LABA KALA HOOSEYA FADALAN HALOO GURMADO UMADA QAYLINAYSA DAGAAL DEG DEGA HALALA GALO GEEDKAN GARANWAAGA

INFO@WAXSANSHEEG.COM

 

INFO@WAXSANSHEEG.COM

 

 

Image result for garanwaas

Related image