Xisbigii Dhamaaye WADANI Oo Wasiir ZAMZAM CABDI ADEN Ku Goobtay Iyo wasiirada oo aan Ceeb Iyo cay Toona Odhan makuwaasa dal Lagu Aaminaa Yaab

Balidhiig,News:—maal Mihi lasoo Dhaafay waxa Magalada BURCO Ee Xarunta G/Togdheer Ku Shiray Bahwaynta KULMIYE Oo Uu Hormuud Ka Yahay Madaxwayne Siilaanyoi Iyo Beesha Balaadhan Ee Axmed Faarax Cabidlle Habar Jeclo Goobtan Oo Ay U Xidhnayd Jeegaanta Ku Midawday Wadajirka Iskuna Baahaystay Ilaalinta QARANIMADA SOMALILAND Inay ka Ilaaliyaan qawlaysatada Kasoo Hadhay DAWALADII SALBALAADH EE GENARAL CAYDIID,

Hadaba waxa xaqiiqa Markaad Sida Runtiiya aad U Fiirsato Kuylankan Dhexemaray Jeegaanta Oo Ahaa Mid waajib Ku Ah waayo waxa Lagu Jiraa Wakhtigii Kala Guurka Iyo xasaasiyadii Doorashada Oo Fooda Ina Soo saaraty Sidaas Awgeed Khudbadihii Iyo Kaftankii WASIIR ZAMZAM CABDI AADEN IYO WASIIRKII HORE MAALIYADA CABDICASIIS SAMAALE waxay wasiirdu U Kaftantay Si Gobonimo Iyo Qiimo Leh Sida Raga Fiic Fiican oo Kale Waa ZAMZAM CABDI AADENE)Hadaba waxa layaableh Nimanka waawayn Ee qabyaalada qaawan Isku Soo Racay Kuna Goobtay ee Afxumada Cayda Iyo Waxay Ku Hadlayeen La Arkaayay Waxa Ka Sii Daranayd QAYBTA INTERNETKA Hadaba waxa layaableh Kuylanakan Oo Ahaa Mid Lays Xasuusinaayay wadajirka XISBIGA KULMIYE IYO TAAGEERADIISA,

Iyadoo aanay Jirin Ceeb Iyo cay Iyo wax Xisbiyada Quseeya Toona taasina waxay Ku Tusatsaa Nacaybka Loo qabo Wadajirka Jeegaanta LAGU MAGACAABO SHAARUBO XEJIS HADABA ILAAHAY HADAAYE WAXAY ISU BAAHAYSTEEN HORUMARKA DALKOODA IYO DADKOODA KANAXOOW NAFTAWAA
WASIIR ZAMZAM WAA LIBAAXAD U DHIGANTA 100BOQOL JECEL XAMAR

ZAMZAM CABDI ADEN GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL IYO GOBONIMO KU NOOLOOW