DHAQAN XUMADA IYO XASADKA DADKA MAANTA JOOGA OO WAAYAY WAXAY KA DHGITAAN MUCAARIDAD IYO BADH TILMAAMEED OO AY KAGA DHAGATY REER KULMIYE IYO JEEGAANTA WAAR RUNTA ISU SHEEGA
JEEGAANTU WAY JIRTAY WAANAY JIRAYSAA WAAHANAY KU HESHIIYEEN WADAJIR HORUMAR WAXAQABAD IN DALKA IYO DADKA LA ILAALIYO CADAWGA IYO NINKA JILICSAN EE IIBANAAYANA LAGA ILAALIYO
HADAY SHIREEN OO MADAXWAYNUHU GOOB JOOG KA AHAA WAA GUUL IYO GOBONIMO WAAYO JEEGAANTA AYAA XOOGEDA KUSOO SAARATAY SIILAANYO

QOFKA XUMAAN KASOO SAARAYA AWLABA XAASID AYUU AHAA EE HADHINTO

WAXAAN LEEYAHAY CADAWGA IYO BASAASIINTA NECEB WADA JIRKA JEEGAANTA IYO TOLKA IS JECEL EE KU BAHOOBAY IN ISU BAAHAYSTAAN HORUMARKA DALKOODA WAXAAN LEEYAHAY ILAAHAY WAA IDIN ARKAA GUULAYSAN MAYSAAN EE ISKU XISHOODA

SHAARUBA XEJISKU HA NOOLAADO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

W/Q Xusen Nuur Cilmi

Xuseennuur119@hotmail.com

samsam