Tusaalaha Todobaadka Waxsansheegnews:Waxaanu Diirada Ku Saarayna Abaaraha Baahsan Iyo Ha,yadaha Dalka Jooga Oo Muuqooda Laga,waayay Gurmadka Abaaraha

Waxsansheegnews:Barnaamijka Tusaalaha Todobaadka Waxsansheegnews Waxaynu Diirada Ku,saaraynaa Abaaraha Baahsan Ee Dalka Ka Dhacay Oo dad Iyo Duunyoba Wiiqday Iyada Oo Lagu Qiyaasay ABAARTII 1974 DABADHEER Ee Uu Gurmadka Iyo Gargaarka Wayn Ka Gaystay MD ISMACIIL CALI ABOKOR Oo Wakhtigaa Ahaa Madaxwayne Ku Xigeenkii Dalkii La Odhan Jiray Soomaliya Waxaynu Odhan Karnaa Markaa Ismaaciil Ilaahay Ayaa Usoo Diray Isna Waxa Uu Toos Ula Xidhiidhay Dawaladi Midawga Soveit Ka Ee Raashiya Waxaanay Soo Diree Diyaarado Daad Gureeyay Dadkii Iyo Duunyadii Hadhay Ilaa Waxaro Iyo Udub Buulashii Iyo Qabaalkii Ayaa Loogu Raray Waxaana La Geeyay Koonfurta Soomaliya SIDA KUNTUWAARAY SABLAALE IYO DUJUUMA Dadkii Barigaa Halkaas La Geeyay Waxa Kamida Oo Ka Faa,iiday Mr Xirsi Cali Xaji Xasan Waxanay Noqdeen Dad Iskulo Hela Oo Siwayn Uga Faa,iidaystay,

HADABA MAANTA WAXA DALKA KADHACY ABAARTII 1974 DABA,DHEER OO KALE IYADA OO SOMALILAND AY TAHAY DAL CURDINA OO AAN WALI HELIN MADAXBANAANI

Hadaba Sida Aynu Ognahay Waxa Dalka Ku sugan Hayiyado Farabadan Oo Sheega Inay Qaar Yihiin Qaar Dawliya Qaarna Yihiin Qaar Madaxbanaan Sidaas Darteed Ilaa Imanka Lama Hayo Hayiyad Toos Uga Qayb Qaadata Gurmadka Abaarah Taasi Waxay Ku Tusayasaa Inaany Dan Iyo Muraad Ka Lahayn Dadka Iyo Xoolaha Madhanaaya oo Ay Yihiin Basaasiin Loo Soo Diray Dalka Iyo dadkaba Sidaas Darteed Waxa Maanta La Gudboon XUKUMADA MADAXWAYNE SIILAANYO Inay Talaabo Ka Qaadaan Hayiyadaha Munaafaqada Iyo Basaasida Dalka La Jooga, Waxa Iyana Is Waydiin Muda Aaway Wasaaradii  Ay Qusaysay ee QORSHAYNTA QARANKA Waa Yaab Iyo Amnkaag Aany Umadu Arkaynin Ee Halaga Tashado Hayiyadaha Hana Lal Xisaabtamo WASAARADAHA DEEGAANKA XANAANADA XOOLAHA DIB U DEJINTA QORSHAYNTA QARANKA BEERAHA,

Waxsansheegnews Tusaalaha Todobaadka

Info@waxsansheeg.com

Image result for abaaraha somaliland