Sir Culus—–Xirsi Cali Xaji Xasan Heshiiska WADANI —Xisbiga Waxaan Galinaya 4 Milion Oo Dolar- Waxaan Fur-Furaya Beesha Habar-Jeclo Waxan Gacanta Ku  Haya Suldaanka Guud—Balan Ayaa Ku Qaaday Inaan KULMIYE Kala Fur Furo Ee Xil Halaymagacaabo Yaab

Waxsiirkii Hore Ee Madaxtoyada Somaliland Xirsi Cali Xaji xasan oo La Ogaa Sidii Madaxwayanah Somaliland Uu Siyaasada Dalka Ugu Soo  Dhaweeyay Ee Ku Caasiyoobay Ayaa Mudo Markii Ay Banfadhi Ahaayeen Kana Falaagoobe Xukumada Iyo Xisbi Xaakimka KULMIYE Oo Uu Hogaamiyo Mujaahid Muuse Biixi Cabdi
Hadaba Isbaahaysiga Godobta Ka Galay Qaranka Ay U Dhaarteen Iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo Ayaa Markii Mudo Ay Dabada Wareegayeen Cid La Hadshana Ay Waayeen Erego Badan U Dirsaday Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Cabdiraxamaan M Cabdillaahi Cirro Waxaana Laoos Xaqiijiyay Inuu Xirsi Cali Xaji xasan Uu Iska Laaladiyay Kuna Qasbay GANACSATADA BEESHA HABAR YOONIS Inay Ku Khasbaan Inuu Iga Siiyo Boos Xisbiga Hadaan Ahay Xirsi Waxaan Balan Qaadaya Inaan Xisbiga Lacag 4 Milion Oo Dollar Galiyo Soona Saaro WADANI.waxaana Iga Go,an Inaan  Beesha Habar-jeclona Aan Fur Furo Xisbiga KULMIYE Iyo Jeeganatana Diro Oo  Aan Kala Fur Furo Waayo Aniga Ayaa Aqaana Shaxdooda Iyo Sirtooda Markaa waxaanan Gacanta Ku Haya Salaadiyiinta Waawayn waxanan  Dul Dhigaya Lacag Suldaanka Guud Ee Habar-Jeclo Gacantayda Ayuu Ku Jira Waxaan U iibinaya gaadhi Lancruser 20 Oo Dollar Lacag Badana Waan Ugu Balan qaaday Inaga Ayuu Inala Jiraa ee Halay Magacaabo Hogaanka Xisbiga WADANI Waayo Waa Lay Ciilay waxanan Muujinaya Inaan Ahay Xirsi Xiniiyo Badane”Ogow Lacagta uu Xisbiga Wadani Ugu Balan Qaaday waa Xoolihii Uu Umada Ka Dhacay Ee Uu Qarsaday taasina Waxay U Taala La Xisaabtankeedu Xukumada Uu Dagaalka La Galay

Hadaba waxaa Halkaas Kaaga Muuqta Inuu Cadho Fog Oo Uu Ilaahay Kaga Fogaanaayo Iyo Ciil Badan U Qabo Xisbiga KULMIYE Iyo Xukumada Siilaanyo

Hadaba Waxy U Taala Beesha Iyo Kulmiye Jeegaanta Iyo Xukumada dadka Caafimaadka Qaba

Wabilaahi Tawfiiq

free journals articles

Muuse Hasan Ali

Ali-Nuur11@hotmail.com

 

Image result for xirsi cali xaaji xasan