Hanbalyo Hanbalyo Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews Oo Dhan Hadaanu Nahay Waxaanu Hanbalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Gudoomiyaha Warbaahinta Burcoonline Jama Cabdillaahi Biime Oo Wiil Ugu Dhashay Royal London Hospital  Waxaan Leeyahay Babyga Cusub Adeer Soo Bar Baar Noqo Kii ,Diintiisa Iyo Dadkiisa Iyo Dalkiisa Anfaca Kor Oo Kaalin Qaad Ilaahay Haku Ilaaliyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

By Bahada Warbaahinta Waxsansheegnews

Info@waxsansheeg.com

Oslo Norway

Image result for dhalasho wacan