Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mustafe Cabdi Aden Iyo Marwo Hoodo Cabdi Sheikh Faarax Gabaar//Oo Dhawaan Meherekoodu Kadhacay Magalada BURCO Gacal Iyo Sekeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Waxa Diraaya Reer Sh Faarax Gabaar Oo Dhan Iyo Inat Dhaleen

Waxaany Leenahay Lamaanaha Is Doortay Ilaahay Haydinka Dhigo Kuwa Isku Waara Barwaaqo Iyo Bash Bash Ilaahay Gurigiina Haka Dhigo Awlaad Khayr Qabtana Ilaahay Haydinkala Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Hooyo Cibaado Xasan Guuleed

Hooyo Khadiija Yuusuf Cawaale

Hooyo Basra Dheer

Abw,Sidiiq Sh Faarax Gabaar Caruurtiisa  Iyo Xaaskiisa Kaltuun Jamac Yuusuf

Ahmed Maalik Sh Faarah Gabaar

Oday Daahir WarsameYuusuf.Iyo Marwo   ,Maryama Xiis Sh Faarah Gabaar Iyo  Caruurtooda

Ibraahim Jalaafe Iyo Marwo Farxaan Sh Faarax Gabaar Iyo Caruurtooda

C,Wahaab Sh Faarax Gabaar Iyo Caruurtiisa

Cumer Sh Faarax Gabaar Iyo Caruurtiisa Xaasaskiisa

Aamiina Sh Faarax Gabaar Caruurteeda

Fuaad Sh Faarax Gabaar Caruurtiisa

Ayaanle Sh Faarax Gabaar Caruurtiisa

Ilama Jaamac Afdhale Iyo Caruurtooda Oo Dhan oo Ay Dhashay Walaalo Caasha Luul Qaali Ilaahay Ha U Naxariistee

Shaakir Cabdi Shekh Faarax Gabaar Iyo Xaaskiisa Idil Kayse Aden Seed

Shaafici Cabdi Sh Faarax Gabaar

Nuur Cabdi Sh Faarax Gabaar

Waxaanu Markale Idin Leenahay Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Guur Wacan Allahayaw Guri Wacan Allahayaw Aamiin Aamiin Aamiin

By Abw,Sidiiq Sh Faarax Gabaar

Oslo Norway

Billedresultat for hambalyo meher wacan