Talaada 09.oct.2012 Baladwayne (Waxsansheegnews) Mar walba iyadoo Sharikada Dahabshiil ay gurmado balaadhan iyo gurmad dagdaga ay  u fidiso goobaaha ay baahidu ka jirto sida abaarah fatahaada qaxa iyo agoomaha iyo meelaha u baahan waxtarka ayaa waxa maanta gaadhsiiyeen magalada baladwayne gurmad baladhan oo ay u fidiyeen dadkii ku waxyeeloobaydadaka wabiga ,Daawo Video gan Sida qiimaha Badan ay dadku uga mahad Sheegteen sharikada Dahabshiil oo ah shirkad waxtarbadan Badan,

 

Baladwayne Waxsansheegnews