Hambalyo Dhalasho Farxadleh Axmed Aden Gasiira Iyo Layla  Saleebaan Cawil Oo Wiigan  Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Lo Bixixayay Iimaan Axmed Aden  Ilahay Haka Dhigo Mid Lagu Badhaadho Oo Diinteeda Dadkeeda Anfacada Aamiin amiin Aamiin

Waxaanu Leenahay Iimaan Yar  Ilaahay Haku Ilaaliyo Noqo Mid Diinteeda Dadkeeda Anfacda Oo Khayr Qabta Aamiin Hambalyo Ayaan Leenahay Labada Waalid.

Hooyo Khadiija Y Awale

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun J Dawaare

Mustafe Mahamed Aden Iyo Xaaskiisa

Cabdi,Fataax Tacabir Iyo Xaaskiisa

Mahamed Ahmed Jabutawi Iyo xaaskiisa

Cabdi Yaxye

Ubax Jaamac Daware Iyo Caruurteeda Ayaan Hanad Iyo Mahamed Aamiin

Mustafe Hussein Cali Iyo Xaaskiisa

Waxaanu Markale  Leenahay baby Nagaad Ilaahay Haku Ilaaliyo Noqo Mid Diinteeda Dadkeeda Anfacda Oo Khayr Qabta Aamiin Hambalyo Ayaan Leenahay Labada Waalid.

 

By Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar

Oslo Norway