Hambalyo Dhalasho farxadleh Waa Mustafe Tahar Sulub Iyo Asiya Cali Siociidoow oo Wiil Ugu Dhashay Magalada Oslo Norway Wiilkan Oo Loo Bixiyay Yoonis Mustafa So Barabaar maansha Allah

waxaanu Leenahay Yoonis Ilaahay Hakaa Dhigo Wiilkii Diintiisa dadkiisa dalkiisa U Roonaada Aamiin Aamiin Aamiin Si Khayr Iyo Barako qabta Aamiin

Waxaa Diraaya Habmalayadan dadka Hoos Ku Qoran

Gudoomiye Axmed Cawed Iyo Reerkiisa

Abw,mahamed Sugaal Geele

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun J dawaare

Mahamed Tahar Sulub Iyo Xaaskiisa

Cabdixakiim tahar Sulub

Mustafe Mahamed Aden Iyo Xaaskiisa

Mahmed Jamac Dhiif Iyo xaaskiisa Saynab Kayse Aden Seed

Shaakir Cabdi Aw faarax Iyo Xaaskiisa Idil Kayse Aden Seed

Mahmed Aden Cali (HIMILO)

Cabdi,Fataax Tacabir Iyo Xaaskiisa

Mahamed Ahmed Jabutawi Iyo xaaskiisa

Xuseen Cawed Nuur Iyo Xaaskiisa

Mustafe Hussein Cali Iyo Xaaskiisa

 

waxaanu Markale Leenahay waxaanu Leenahay Yoonis Ilaahay Hakaa Dhigo Wiilkii Diintiisa dadkiisa dalkiisa U Roonaada Aamiin Aamiin Aamiin Si Khayr Iyo Barako qabta Aamiin

By Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar