Assalamualaikum Warahmatullahi Wabarakatuh Ugu Horeyn Waxaan Si Farxad ku jirto Maamulka Shabkada Waxsansheeg.com Uu Hambalyo Munaasabada Ciida Awgeed Udiray Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Somaliland Iyo Somalida Inta Kale Oo Dhan Gaar Ahaan Macaamiisha Ku Xidhan Waxsansheeg.com

Munaasabada Ciida Ayaa Waxay Tahay Mid Dadku Aad Ugu Diyaar Garoobeen misna laga dareemayo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Iyo Qurba-Joogta Oo Dhan

Ugu Danbeen Maamulka Iyo Shaqaalahu Waxay Idin Leyiin

CIID MUBAARAK———–CIID MUBAARAK————-CIID MUBAARAK———-CIID MUBAARAK