Hambalyo Dhalasho Farxadleh cali Yaxaye Iyo Nimco Ismaciil Oo Dhawaan Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Norway Magalada Oslo Waxana Lo Bixixayay Nagaad Cali Ilahay Haka Dhigo Mid Lagu Badhaadho Oo Khayr Qabta Aamiin

Waxaanu Leenahay baby Nagaad Ilaahay Haku Ilaaliyo Noqo Mid Diinteeda Dadkeeda Anfacda Oo Khayr Qabta Aamiin Hambalyo Ayaan Leenahay Labada Waalid.

Hooyo Khadiija Y Awale

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun J dawaare

Mustafe Mahamed Aden Iyo Xaaskiisa

Guray Aden Gasiira Iyo Xaaskiisa

Cabdi,Fataax Tacabir Iyo Xaaskiisa

Mahamed Ahmed Jabutawi Iyo xaaskiisa

Cabdi Yaxye

Mustafe Hussein Cali Iyo Xaaskiisa

Waxaanu Markale  Leenahay baby Nagaad Ilaahay Haku Ilaaliyo Noqo Mid Diinteeda Dadkeeda Anfacda Oo Khayr Qabta Aamiin Hambalyo Ayaan Leenahay Labada Waalid.

 

By Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar

Oslo Norway

hamb