Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mohamed Cabdiraxmaan Cabdillaahi Iyo Marwo Nimco Baashe Muuse oo Meherkoodu Ka,dhici doono Damal HOTEl—Waxa Diraaya Janama Mohamed Hambalyadan Gacal Iyo Sokeyaba Guurkiina Lagu farxa

Aniga Oo Ah Najama Mohamed Ige Waxaan Mohmamed Iyo Nimco Ilaahay Uga Baryaya Guur Wacan Iyo Guri Wacan waxaan Leeyahay Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax ee Guulayasta Ilaahay Haysu kiin Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin

Hambalyo (1)