Hambalyo Meher Farxadleh Waa Mahamed Axmed Ibraahim Iyo Idil Axmed Cawad Baxooshe Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Oslo Norway 30/04/2016 Meherkan Oo Ahaa Mid Ay Isugu Yimaadeen Dad Tirabadan Oo Daafaha Dunida Ka kala Yimi

Waxaany Leenahay Lamaanha Is Doortay  Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ilaahay haydinka Dhigo Kuwa Isku Waara Kala Hela Awlaad Saalixa Oo Khayr Qabta Aamiin Aamiin AAmiin

Waxa Diraaya Hambalyadan

Abw, Maxamed Sugaal Geele

Abwaan Sidiiq Sh Faarax Gabaar Iyo

Xaaskiisa Kaltun Jamac Dawaare

Cabdi Yuusuf Xaashi Iyo Reerkiisa

Wariye Mahamed Jamac Dhiif Iyo Xaaskisa Saynab Kayse Seed

Cali Maxamud xasan Iyo Xaaskiisa

Cali Maxamed Jaamac Iyo Xaaskiisa

Mahamed Tahar Sulub Iyo Xaaskiisa

Mustafe Tahar Sulub Iyo Xaaskiisa

Cabdi Mahd Colaad Iyo Xaaskiisa

Axmed Saleebaan Maxamed Iyo Xaaskiisa

Maxamed Xasan Cismaan Iyo Reerihisa (Afcas)

Yuusuf Saleebaan Xaji Axmed ( Faroole)

Saleebaan Ibraahim Caabi Iyo Reerihiisa

Dayib Oday Iyo Reerkiisa

Cali Xasan Jaamac Iyo Reerihiisa

 

Markale Waxaanu  Leenahay Lamaanha Is Doortay  Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ilaahay haydinka Dhigo Kuwa Isku Waara Kala Hela Awlaad Saalixa Oo Khayr Qabta Aamiin Aamiin AAmiin

By Abw, Sidiiq Sh Faarax Gabaar

Gaashaan_1986@hotmail.com

Hambalyo (1)a37