Jimce 26.Oct.2012 Burco. (Waxsansheegnews,Gudomiyaha Gobalka Togdheer Cabdo Axmed Aayir Oo Maanta Aanu Khadka Talefoonka Kula Xidhidhnay Ayaa waxa uu Nafaray Inaan Hambalyo Salaanta Ciidul Adxa Iyo Fariin Qaaliya Ka Gaadhsiino Madaxada Qaranka Iyo Shacab Waynaha Iyo Umada Islaamka  Iyo dhamaanba Shacabka Somaliland gudaha iyo dibadab waxaan Leeyahay Hambalyo Ciid Mubaarak Kulu Caama Wanta Bilkhayr  Ilaahay Ciidan Ciideeda haynaga Gaadhsiiyo Barwaaqo Iyo Bash Bash Aamiin

Waxa Kale Oo aan Leeyahay Xusbiyada Iyo Madaxda Tartanka Doorashooyinka  Ku Jirta Dhamaanba Waxaan Idin Faray Inaad Muujisaan Sidii cadada Inoo Ahayd Ee laynagu Amaani Jiray Is Ixtiraam Iyo Isu Tanasul Is Xushmayn, Isaga Oo Gudoomiye Cabdoo Hadalkiisa Sii watana Waxa Uu Yidhi Waxaad Ogaataan Inaad Helayso Nin walawba calafka Ilaahay Kuu Qoray, Guuushuna waxay Ku Jirtaa Niyada wanaagsan Iyo Nabad Galayada Oo La Ilaaliyo Waayo Kii Soo baxaaba Waa Inankeenii Ilaahay xaqa hayna garan Siiyo waxaan Leeyahay Somaliland Waxay Maraysa Meeshii Ugu wanaagsanayd Waxaana Ku amaanan ilaahay Iyo Madawaynha Iyo Dhamaanba Madaxda Qaranka Iyo Shacbka qaaliga Ah Al Xamdulilaahi, Somaliland Guul Iyo Gobanimo waxaan Markale Idin Leeyahay Ciid Mubaarak Kulu Caama wanta Bilkhayr,

 

Burco Waxsansheegnews