Kornayl Doolal Waxa Uu U Xidhanyahay Sadex Nin Oo Isku Reera Muuse Biixi, Nuux Taani, Iyo Taliyaha Miiska Saraakiisha Oo Ah Reer Samtar, Waa Dulmi Doolal Oo Ah Ragii Dalka Xoreeyay Naftoodana U Huray Lafo Xooladna Kaga Jiraan Madaxda Oo Macaan Leh Oo Xanuusanaya In Lagu Dheel Dheelo, Dulmiga Doolal Cidina Idinka Yeelimayso Ilaahayna Idinka Yeeli Maayo By Jaaliyadaha Somaliland UK Iyo North America.

Hadaanu Nahay Aqoonyahanka Waxgaradka Jaalidaha UK Iyo North America, Waanu Kaaga Digaynaa Dulmiga Muusoow.

Waaxnu Leenahay Madaxwayne Muuse Biixi Cidina Kaa Yeelimayso Ilaahayna Kaa Yeelimaayo Dulmigaad Doolal Ku Samaysay, Waxaad Baabisay Xisbigii KULMIYE Waxaad Cunaha Qabtay Horumarkii Dalka Waxaad, Xidhatay Ilihii Dhaqaalaha Ee Dalka Diyaaradihii Waxaad Dulmi Qaawan Ku Haysaa Bulshada Reer Somaliland Maantana Waxaad Usoo Dhigatay, Mujaahidkii Ugu Geesisanaa Halgankii Hubaysaan, Muusow Waxaad U Dhaqamaysaa Sidii Nadaamkii Kaligii Taliye Siyad Barre, Siyaasad Garan Maysid Aqoon Ku Celisana Malihid Ilaahay Ka Cabso Oo Deg Deg Waa Inaad Usii Daysaa Kornayl Doolal , Xaal Iyo Raali Galina Aad Siisa Hadii Kale Waxaad Ka Heshaan Waynu Arki. Xaqa Ilaahay Haku Garansiiyo

Jaaliyadaha JSL UK Iyo North America,