Muuse Biixi Maxa Ka Qaldan Mwaali Qarsoon Mise Doqoniimo Suaashn Waxa Iswaydiiyay Bulsho Waynta Reer Somaliland Oo Ka Yaabay Madaxwayne Biixi–Kaahin Waa Ninka Uu Magaciisa Miladiisa Sharaftiisa u Noqday  Waamaxay Yaabkani.

Bulshada Reer Somaliland Oo Yaab Iyo Amanakaag Ay Ku Noqotay Dhaqanka Xun Ee Uu Sameeyay Madaxwayne Muuse Biixi Oo Noqday Nin Faashila Oo Jilicsan Kana Muuqato Doqoniimo Iyo Waali Qarsooni,. Waayo Maxamed Kaahin Waa Ninkii  Ka Dhigay Madaxwayanaha Ee Siilaanyo U Kaxaystay Qoorwaynta Habar Jeclo Kuna Yidhi Muuse Biixi Ayaa Xaq U Leh Inan Murashaxa La Siiyo Kana Soo Shaqeeyay Inuu Noqdo Madaxwayne Muuse, Beeshii Doortay Sheikh Iyo Shariifba Ee Godobta U Gashay Maanta Waxa Uu Ku Garaacaya Mucaaridkii Iyo Ragii Colaada U Qaaday Beelwaynta Habar Jeclo Iyo Mujaahid Maxamed Kaahin, Waa Ayaan Daro Muuse Biixi Halkuu Is Odhan Lahaa Garabkaaga Midig Ina Kaahin Weeyaan Maantana Adaa Madaxwayne U Ah Muxaafid Iyo Mucaaridba Ee Midee Ayuu Colaad Iyo Dagaal Dhaqaale Shaqaale Iyo Sharafba La Galay Beelwaynta HJ Waa wax aan Hore Loo Arag waxase Uu Isku wadaa Suugaantii Ahayd—-KASHIB DHAHA NAFTAA KII LAHAA GADAYE, Ina Biixi waa Cadeed Casar Joogta Waana Nin Wayn Oo Dhaafay 70Over Todobaatan Xageebuu Isku Wadaa Waa if Iyo Aakhiro Seeg Subxaannalah. Dal;ka Waxa Uu U Horseedaya Dagaalo Sokeeye Colaad Iyo Nacayab Bal Aynu Eegno Halkay Ku Dambayso Talo Xumada Muse Biixi.

By Shacabka  Runsheeg Alla yaqaan.