Tacsi:–Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun aajucuun Ilaahay Haw Naxariisto Cabdiraxman Axmed Xaji Cabdi Ducale(Cabdi Axmed Guray) Oo Wiigan Ku Geeriyooday Dalka USA Tanasee Nashavile.Waxaa Diraaya Ilma Sheikh Faarax Maxamuud Gabaar Iyo Caruurtooda Ilaahay Samir Buuxa Haynaga Wada Siiyo Marxuum Cabdi Axmed Guray.

Ilaahay Janadii Fardawsa Hageeyo Walalky Cabdiraxmaan Dhamaantenba  Qoys Qaraabo Ehel Asxaab Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haynaga Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.Yaallah.

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

London UK.