Maalinta Carafo Waa Nimco Kale oo Wayn Oo Alle Ku Siiyay Waa Jano Waana maalin Muhiima Ka Faa,iidayso Muxadardan Gaaban Tuko Salaada Ciida Waxa Ku Jira Ajar Badan Iyo Dambi Dhaafe Rabigaa Xus Oo xasuuso Marwalba Wuu Ku badbaadinayaaye.